Chief Editor

Maamulaha Dahabshiil oo eedeeyay Mareykanka iyo Ingiriiska

Maamulaha Dahabshiil oo eedeeyay Mareykanka iyo Ingiriiska
Decrease Font Size Increase Font Size Text Size Print This Page

Warbaahin.com – Madaxa shirkada Dahabshiil MR Ducaale ayaa sheegay in la soo daristay dhibaato iyo walaac xiritaanka laga xirayo koontadii ay ku lahaayeen bangiga Barclays, maadaama mudo labo todobaad gudahooda lagu wargeliyey in laga xirayo, taasoo uu ku tilmaamay haddii uu bangi kale furan lahaa,in la weydiinayo maxaa la idinkaga xiray koontadiina Barclays.
Maamulaha Dahabshiil ama Dhiigshiil waxaa ku dhacay wareer iyo walaahoow kadib markii labaatameeyo Bank ka diideen inay u furaan Bank Accounts.
Abdirashiid Dhiigshiil oo Wareeysi siiyay Wargeyska The Gaurdian wuxuu Dowladaha Ingiriiska iyo Mareykanka ku eedeeyay inaysan rabin inay Somalia caawiyaan laakiin wuxuu tibaaxay inay sidaas sheegaan.
Wuxuu Abdirashiid Duale yiri “The UK and US governments say they want to help Somalia, but this action won’t help.” Halkaan ka akhri Wareysiga iyo Warbixinta The Gaurdian.
Maamulaha Dahabshiil oo Reuter la hadlay wuxuu sheegay in xanibaada Xawaaladuhu fariin qaldan ka gudbineyso  adeega dalka u baahan yahay,sidoo kalena Dowladaha Ingiriiska iyo Mareykanka ayuu ugu baaqay inay siyaasadooda ka soo dabcaan “Dahabshiil Chief Executive Abdirashid Duale told Reuters that stopping remittances “sends the wrong signal about the recovery that the country needs.” He called for the U.S. and British authorities to step in to help reverse the decision.” Halkaan ka akhri Reuters.
Maamulaha Dahabshiil wuxuu dunida u sheegay in xayiraada la saaray Shirkadiisa halis gelin karto Shacabka Soomaaaliyeed laakiin taasi waa mid xaqiiqada ka fog,maxaa yeelay waxay Somalida isticmaali karaan Xawaaladaha waaweyn ee aan siyaasada ku milmin ,sida Kaah Express oo ka hoowlgasha dunida oo dhan,kana diiwaangashan Yurub iyo North America.
Xanibaada Barclays saartay Dahabshiil oo maalgelisa Maamulka Siilaanyo iyo Maleeshiyadda argagixisada Al-Shabaab waxay aad u farxad gelisay Shacabka Soomaaliyeed oo rumeeysan in Dahabshiil huriso Colaadaha  si dalka Somalia uga dhalan Dowlad maadama ay ka cararayaan in laga qaado Canshuur ama la hergeliyo Bank dhexe oo la xisaabtama Xawaaladooda.

24 Responses to Maamulaha Dahabshiil oo eedeeyay Mareykanka iyo Ingiriiska

  1. jaamaca June 25, 2013 at 7:11 pm

    dhiigshiil dadka ayee ba bi isay waa in liska qabtaa wa cadowga soomaali
    dadka waxee ku dishay sicir barar

    Reply
  2. umu amran June 25, 2013 at 7:54 pm

    warkaasaa imaraa aniga shirkadkasta iyo wax kasta oo dadka soomaaliyeed dhiigooda nuuga hala xiro hana la xanibo waana guul u soo hoyaday umada soomaaliyeed

    Reply
  3. warda June 25, 2013 at 8:04 pm

    waa ku farax sanahay imaan laawe dhiigshiil shacabka koofurta xaasidka ku ah lacagtoodana ku naaxay asagoo maalgaliya cid kasta oo dhib u geysaneysa koofurta somalia dhiigshiiloow waa kaas wax haku taraano axmed godane iyo maamulka aad qabyaalada ku tageerto lacagaha aad ka heli jir tay shacabka somaliyedna kama heleysid kuwa aad ugu adeegto qabyaalada bay baaaaaaaay waliba waxaan jeclahay in xukuumada somalia qandaraas aysan siin oo maalgashi ah shcabka soomaaliyeedna meeshaad ku aragtaan calaamad dhiig shiil guba tuuga imaanka beelay war calanka soomaaliyeed muu bahdali karaa intuu maro xun oo laga copy calanka iiraan duli towxiidka ay ku qoreena qalad ayey ka galeen sababtoo ah ayagoo ragiyo dumar wada saqraansan oo wada qaawan ayey huwan yahiin

    Reply
  4. gabar galgaduud June 25, 2013 at 8:18 pm

    ilaah kabaryaye xirmo dhiig shiil ilaahoow lacagta laga dhaco amiin

    Reply
  5. lul hassan June 25, 2013 at 10:45 pm

    YAA SALAAM.Waa Illah mahaddii haddii xaqii feeraha ka dilaacay ee shirkadii diigshiil ee biili jirtay argagixisada duul naga qabta EEBE usoo daray ee southern marna yeey nabad heli ha ogoow lacagta nalagu gumaadayey anaga ayaa nalaga faa,iidi jiray soow ILLah MAHADII maa ha haddii cadawgii burburay oo caawa waxba hayn doonin.

    Reply
  6. axmed June 25, 2013 at 10:52 pm

    xaasidnimadi iay albarakaat ku hayeen bay madhaxeedii maalayaan awalba waxay ahayd lacag xaaraan oo masaakiinta isaaq laga soo arurin jirey si loo gula dagaalamo taliskii siyaad barre.

    Reply
  7. subagshiil June 26, 2013 at 1:38 am

    ala maxaa caydh ooyeysa io xaasid oo habaar wada viva dahabshiil lacgtana waa la shaqaysta ee shaqaysta dadyaw tusada ee moora yaanta ah

    Reply
  8. wiil sade June 26, 2013 at 2:45 am

    waxay ila tahay waa wax laga xumaado in nin soomaali ah oo ganacsade ah ganacsigiisii laxiro oo dad soomaali sheeganayo ay ku farxaan hadii ay jirto in dahabshiil ay xireen reer galbeedku waxay lamid tahay boobkii lagu hayay dadka soomaaliyeed ee kunool koonfur afrika ee hala ogaado

    Reply
  9. abdirahman June 26, 2013 at 5:14 am

    waar reer xamaroow xaarka isku xejiya oo xaasidnimada iska daaya xaasidnimadu waa taad ku aflaxi weydeen ee ilaahay idinku ciqaabay dahabshiil wuxuu gaadhay heer aanay cidina awoodin inay hor istaagto cidna ma haweysanayso intuu faa’iido ha eegina ee waxa ka badan intuu bulshada dib ugu celiyo.

    Reply
  10. ALEEL NUUR June 26, 2013 at 5:21 am

    WAAR SHIRKADDA CAYDA KA DAAYA WAA SHIRKAD SOMALIYEE

    Reply
  11. tarabi June 26, 2013 at 5:21 am

    xira aabaha qabyaaladda

    Reply
  12. Xeynosh eldoret June 26, 2013 at 6:12 am

    waxaan islayahay wa qalad wax yalahaan uu qoriyo dahir alasow wana nin wariye ah waxaan jeclan laha in u ka fogada wax yala somalida dhib u kenaya dahabshil wa shirgad somaliyed hadii laxirana Somali badan aya kushaqo weynaysa mana fiicn dadka Somalia sumcada kudhex leh hadba in lacayo wala oga barakat mariii laxiray qasarada Somalia kaso gaartay marka walakay dahir dagalka kala dhaxeya dahabshil sikale u badal ayan kudhihi laha sidan kawanagsan

    Reply
  13. Mr Waddani June 26, 2013 at 6:17 am

    Reer Koonfureed waa kaa caqligoodu wax abaal loo galo maaha, waar bal daya kuwii iyagoo Bakhtiyaya biyaha iyo cuntada ay la gaadhay shirkadda Dahabshiil oo halkay uga mahad celin lahaayeen Cay iyo Habaar iyo Af lagaaddo ugu badalay, Ilma xaasid iska wata xaasidnimadiina waa waxa Ilaahay idiinku salliday colaadda iyo dhibaatada aan dhammaadka lahayn.

    Reply
  14. mahigan June 26, 2013 at 7:37 am

    dahir calasow dagalka dhigshil hajojin somali badan ba jojisay adegodi wan kugula jirna dagalka

    Reply
  15. siiso June 26, 2013 at 8:23 am

    runtii waan qoslaa marka ay dadku nocaas oo kale u hadlaan waayo dahahbshiil oo qofka qudha ee u soo gurmaday dadka somalida wakhtigii abaarta dhacday ee kaligii jeebkiisa ka bixiyey in ka badan 100000 oo dallor in maantada taa lagu abaal mariyo waa doqonimo mida kale xagee la qaban hadii isaga ka xidho waayo waa xawaalada kugu weyn ee somaali leedahay halaysku khajilo

    Reply
  16. jubalandar June 26, 2013 at 9:07 am

    waan kaxunnahay shirkada ween ee somaliyeed ee laxanibay dahabshiil waa maalqabeen somaaliyeed ilaah ha uziyaadiyo cadowgiisa hajabo kowna waxaa ka ah daahir calasow waayo webseedyada kale kuma aragno wax cambaaraynaya dahabshiil

    Reply
  17. garaad June 26, 2013 at 9:40 am

    dahabshiil kaliya miyaa laga xiray akoonka waa maya waa 240 akoon oo Somali u badan
    ok tankale maxaa ku haystaa dahabshiil ma waxaa run modeen ninkaan abe la.anta ah oo wacalka habta sacad dhashay wuu umada islameed ee shaqeystaa ku hesto baad I siiya
    waxan filayaa dadkinaan nikaaxa ku dhashayoow wacalka ka hara ee u duceeyay dadka lacagaha garsiiyo guryhiina wad mahadsantahiin marka laga reebo wacalkan habata sacad dhahshay

    Reply
  18. Geesi how'd June 26, 2013 at 10:33 am

    Ilaa how naga qabo dhiig shiil meel walbana ka soo xir umadii buu dhameeyeye amiiiiiiiiiiiin

    Reply
  19. ahmed June 26, 2013 at 12:32 pm

    dhiig shiil godkiisa ayay biyo ugu galeen nacaska xune idoor.
    wa ninka somalia babi,naya. bal muxu somaliland ka yahay reerkuu ka soo jeedo habrha isaaq way yasan. nacas nacas dhalay. isaaq oo awalba habar aha ayad langab xun ka sii tahay oo ay gumaystan,
    walee wa la xidhi doona xawalada xun ee ad la ordayso

    Reply
  20. aalow June 26, 2013 at 1:52 pm

    xaqa waa imaanayaa

    Reply
  21. JIMY June 26, 2013 at 2:05 pm

    WAAR ILAAHAY HALAGA BAQO DAHABSHIIL CIDNA DANBI KAMUU GALIN, ISKA DAA DAN BIYE WAXAA BU CAAWIYAA UMADDA SOOMALIYEED MEEL KASTA OO AY ADDUNKA KA JOOGTO. MARKAA BULSHADA SOOMALIYEED WAXAAN LEEYAHY YAANU IDIN MAJARA HABAABIN NINKA CALASOY LAGU SHEEGAYO OO AAKHIRADIINA IDIN SEEJIN ISAGU HORUU U SEEGAY, QABYAALADU IYO MUNAAFAQADUNA MA FIICNA EE ILAAHAY HALAGA BAQO.
    BAL AAN IDIN XASUUSIYO WAXYAABAHA UU DAHABSHIIL UMMADA UU U QABTAY IYADOO AAN MID IYO LABA LAGU SOO KOOBI KARAYN:
    1. DAHIR CALASOWGAA CAAYAYA EE XAASIDKA AH AYUU CAAWIYEY ISNA WUU OGYAHAY EE BAL HAKA DHAARTO, DAHABSIILNA ILAAAHAY MOOYE CID KALE ABAAL KAMA SUGAAYO, UMANA BAAHNA.
    2. UMMADDA SOOMALIYEED EE KOONFURTA AY COLAADUHU RAGAADIYEEN DEGAN IMISA AYUU CAAWIYE, IMISAA IYAGOO UU WABIGU KU FATAHAY UU U GARGAARAY DAHABASHIIL, IMISA IYAGOO SHUBAN BIYOOD IYO ABAARO KU DHACEEN UU U GARGAARAY, IMISA QOYS OO DANYAR AYUU DAHABSHIIL ILAAHAY DARTII UU U CAAWIYEY, ISGOON CIDNA ABAAL KAGA SUGAYN.MARKAA WAXAAN LEEYAHAY WAAR DHAMAAN XAWAALADAH SOOMALIYEED BAA LA XAYIRAY EE MA DAHABSHIIL UUN BAA LA XAYIRAY, TEEDA KALE IMISA QOYS BAA DAN KU QABAY DAHABSIIL, MA WAQOOYI? MISE KOONFUR? MISE SOOMALI DHAMAANTOOD. BAL MARUUN CAQLIGU HA IDIN SHAQEEYO…..

    Reply
  22. mohamed June 26, 2013 at 4:32 pm

    runtii waan ku faraxsanahay arintan waxaase kaga farax badnaan lahaa in gebigeedaba laga xiro aduunka, anigaa wax badan ka og inay siiso maalgelin arga gaxisada anigaa kasoo shaqeeyey

    Reply
  23. mahigan June 27, 2013 at 2:16 pm

    wixi calanka buuluga ah jecel wax hakadirsanina dhiigshil

    Reply
  24. somalida samaanta jecel July 11, 2013 at 6:49 am

    waxaan illaa hadda layaabanahay waxa webkaan lasocda oo kuxiran! war waa qabyaaladiiste aan ahaynna xitaa saxafi aan xataana ahayn qabiilka uu waa matalaa leeyahay waa ku naqaanaa sxb dahir calasoow saxaafadda ayaadna xitaa meel uga dhacday islaamaha masaakiinta ah u sheeg waxaas waxaadan ogayn ayaad weligaa sheegtaa in aad xayawaan tahay ma dahabshiil kaliyaa laxirayaa ayaad moodaa warbixinada dhan kasta ka eeg waa dhamaan xawaaladaha somalida taasna waa qalad in dadka soomaaliyeed maanta oo ay kaguuleesteen shabaab iyo wixi lamidka ah in ay ingariisku soo baraarugaan.soomaaliyeey haddaad nooshihiin waad ogaan doontaan dahir calasoow wuxuu somali kala geeyo waa wax nasabdhiman ah oo aan xishoonayn wararka sida saxda ahna uma sheegowuxuu lamidyahay madhahayo waayahaye yahuudi waqtigi nabiga kutubka towreedka aqriya inta layiri ee gacanta saaraayey ee qarinayey waxa xaqa ah marka dahabshiilna baad mabixinayso oo waan lasoconaa in ay kuu diideen sxb dheesha cayarta kadaa saas waxba laguma noqdee.anaga beentaada waan ka warheynaa saxaafadana waan kula naqaanaa ee sxb saxaafada sida qaldan ha u adeegsan.muqdishana waan kasoo wada jeednaa ee islaamaha iyo wax magaratada beenta kadaa sxb…..

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>