Chief Editor

Faalo: Hawiye and Daarood waa iney joojiyaan dhibaatada soomaalida ay u horseedi karaan

Faalo: Hawiye and Daarood waa iney joojiyaan dhibaatada soomaalida ay u horseedi karaan
Decrease Font Size Increase Font Size Text Size Print This Page

Aaway dadkii wax garadka ahaa? Aaway aqoonyahanadii? Aaway odayadii iyo issimadii dhabtaa ahaa? Aaway dhallinyaradii casriga iyo nidaamka dowladnimo fahmaysay? War maxaa loo arki la’yahay qatarta qaranka kusoo socota? Shaydhaan qabiilkii maa nagala qayma batay qarankii dhamaa? Mase ognahay in haddii marakan talada gacantayada ka baxdo in aan noqonayno dhallo jabtay oo kabideeda marnaba suura galayn? Dhalo jabtay waxay aadaa laba meel meel waa qashinka, meelna waa recycling.

Waxaa moodaa in qaladka walaalkay aay ii muuqato laakin aanan marnaba garan anoo eegaya danta guud inaan u tanaasulo walaalkay. Hadda baryahan waxaa dantii qaranka oo dhan mooda inay ka muhiimsantahay ciddii Kismayo ka talin lahayd! Maxaa sabab u ah, waxaad maqlaysaa waxay leedahay Port caalami ah, su’aasha waxay tahay oo miyaan jirin meel kaloo Port laga dhisi karo anagoo Rabbi inoogu deeqay xeebta Africa ugu dheer! Hadda ka hor baa waxaan ku irri nin aan aan saxiib nahay, Somalidu waxay yaqaaniin ooy ku hana qaadeen in wax diyaar ah oo bisil kaliya aay gacanta loo gasho ooyan rabin inay wax qabtaan, sida xoolaha qaranka oo la xado, boono la’isu oqoro, meeshan baa dhac dhac yaal waa inaan shaqo ka hellaa, xalaal iyo xaraan ayagoo eegin wax bisil isii kaliya hadda dowladii la rabay inay mashruucyo iyo dhul dhismo bilowdo waxay isha ku haysaa dekada Kismayo canshuurteeda inay maamusho.

Tallo ku socota SFG:

Dowladda waxaan leeyahay iyo kuwa raacsan caqliga halaga shaqaysiiyo, talo lagu bad baadin karo naf, maal iyo dhul Somali yaan loo samri waayin, Somalidu waxay tiraahdaa samara baa sid hela. For example kuwa oranaya Ahmed Madowe maamulkiisa waxaa lagu dhisay si sharci daro ah, musuq maasuq sidaas awgeed waa inaan dagaalanaa, diidnaa, wax bur burinaa muruqi iyo caqligii SFG lahaydna intay jirtay oo dhan halkaas baa loo jeediyey, wixii dhacayna waanu kawada dharegsanahay.

Haddaba Somalia maantay waxay haysataa fursad wayn aan waligeed soo marin ee yaan lagu ciyaarin. Let’s say intaas oo dhan waa run, ma u qalantaa intii maalin dhoweyd ku nafwayday inay ku nafwaydo ayadoo la heli karey talo taa ka fiican? Maya, waxaan qabaa inay jirtay laakinse la haleelin. Waxaad moodaa siddi ciyaal ciyaar ku ciyaaray meel halis ah ooyan war u hayn baa la’iska orday qasaarihii dhacayna waanu wada ogayn. Ka warama haddii SFG aay tanaasul samayn lahayd ooy oran lahayd OK hor u socda, kuwii maqnaa sida Hiiraanland, Bay iyo Bakool iwm. Soo dhista oo qarankii dhameystirmo, kadibna loo dhaqaaqo wixii dhismihii qaran sida dastuurkii la dhamaystiro, cidankoo la dhiso maxkamadihii la dhiso, lasoo qorsheeyo olole shacabka walaalaha lagu walaaleynaayo, so maantay shacuurta qabaa’iliga ah ee taagan mid ka gadisan soo wadanka kama jiri lahayn? Waxaan qaba haa inay tahay su’aashaas jawaabteed ha.

Bal ila eega tusaalahan wadankan USA oon ognahay sida uu nidaamkiisa u sareeyo, 2000kii markii uu President Bush uu si musuq maasuqnimo ku jirto lagu eedeyey inuu ku reeyey doorashadii ooy maxkamadda sare la’isla tagay oo lagu siiyey guushii, wali shacab badan iyo xisbiga Democratiga waxay dareemayeen inay guusha iyaga haleen, misna waxaa la door biday ooy fahansanayeen 4 sanno inay tahay wax tirsan oon u baahnayn in qaranka midnimadiisa qatar loo galiyo. Hadaba Somaliyey qaas ahaan kuwa diidan Ahmed madowe iyo SFG keeba door bideysan inaad dagaal iyo naceeb aan dhamaanayn ooy sababi karto in qaranka uu cadow gacant u galo si toosan ama si dadbanba iyo in 4 sanno loo tanaasulo maamulka Ahmed Madowe oo wixii qaldamay waa haddii aay jiraane lagawada shaqeeyo si hufnaan iyo wadaninimo ku jirto iyadoon hal naf oo Somali ah ku go’in dalkana cadow loo siin mar marsiyo uu gacanta ugu galo?

Maamulka Jubbaland waa inuu ogsoonaadaa in aay Somalinimadu aay muqadas tahay, xushmeyso dastuurka qaranka iyo kan Jubbalandba, xushmo siisaa madaxda SFG, shacabkeeda iyo qof kastoo Somali ah oo ku sugan gudaha Jubbaland u cadaala fashaa amaankiisana dhowrtaa.

SFG waa inay hurdada ka kacdaa ooy runta eegtaa ooy iska dhaaftaa dheeshan Blackjack ah aay ku ciyaarayso securitiga iyo midnimada qaranka Somaliyeed.

Somalia waxay leedahay cadow oo gees walba fadhiya mid dhow iyo mid fogba. SFG waa inay ogaataa in cadowga qaranka uu maalinba maalinta ka danbeyso sii naaxaya halka qarankeenu uu macaluul u dhimanayo maalin maalinta ka danbayso. Waxaa kula talinaya SFG in loo baahanyahay inay abuurto team indheer garad ah oo nooc walba leh oo habeen iyo maalin usoo jeeda siday godkan madow ee qaranka inooga dhacay inooga saari lahayd. SFG waa inay bilaawdaa luqad ka duwan kay soo istecmaashay ooy garataa inay dhamaan dadka iyo dalkaba aay mas’uul katahay ooyan dayicin qayb kamida iyadoo eegaysaa kuwa dana gaar leh.

SFG, Somalia Faderal Government waa inay dulqaad dheeri ah muujisaa waxa dhici karta haddii aay wax yar u samirto arrimaha ka hor imanaya inuu waqtiga daaway oonba loo baahnayn in waqti qaali ah lagu dhumiyo.

SFG waa inay dejisaa qorshe qaraneed oo si deg deg lagu soo gaari karo Ethopia iyo Kenya waayo 23kii sano ee lasoo dhaafay horrimar wayn bay ka gaareen dhan walba halka 2013 aan hallis ugu jirno in aan dib ugu noqono is cunkii, dilkii, bur burkii nasoo maray 1991! Waxaan kula talinaya ugu danbay SFG inay iska ilaaliso qamaarka Blackjack aay ku ciyaareyso mustaqbalka qaranka Somaliyeed iyadoo hal dhinac qura wax ka fiirinayso dabadeedna la waayo qaran danbe ooy Somali ka talisa.
Please, Please, and Please let’s all of us not only SFG but every Somali save our Maandeeq.

       Suldaan Ali Abdulahi Hassan

        Shacbaan5@hotmail.com

17 Responses to Faalo: Hawiye and Daarood waa iney joojiyaan dhibaatada soomaalida ay u horseedi karaan

  1. fadumo June 23, 2013 at 8:24 pm

    ANIGU ARAG TI DAYDA WAXAN ODHAN LAHAA DAAROOD IYO HAWIYE ISMA DHANTAANE NAGA FADHIISTA LABADINUBA U DAAYA UMADA KALE EE SOOMAALIYEED OO ISKA FADHIISTA WALAAHAY MANA KALA JECLI LABADABA WAAYO WAX DANI IIGUMA JIRTO MIDKOODNA ILAAHOW SOO HANUUNI AAMIIN

    Reply
  2. ogaden June 23, 2013 at 11:13 pm

    hawiye ma maantu fahmay wadaduu ku socday inay qaldantahay xasan culusow war hadii wanaag la rabana diyaar ayaan u nahay hadii xumaan la rabana diyaar ayaan u nahay ee soo tashta hawiyoow

    Reply
  3. Garaad June 23, 2013 at 11:33 pm

    Ogaadeen laga sugi maayo cadaalad iyo tanaasul midna. waa cirweynyahay oo misana caqli yaryahay. yaan lagu daalin. cidkale dhaaf ABSAME kale wax ay u ogolyihiin maleh.kan dheer-kan gaaban. kan cad-kan madow. kan buuran-kan dhuuban kuli iyagaa isla raba. waad fahantay.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    waa madharge. waa ma tabcade. waa ma samre. waa ma xishoode. waa ma quuste. waa waxba iskama dhacshe ABSAME kale la’aantiis. marka soomaali iyo daarood kale intey kuu joogaan.kkkkkkkkkkk.
    labo horey u cuneen. tan hartayna haday liqi rabaan waxayna u sii wadaan gacanta gaalo-madow. somaaliyay ogaadeen ka war li’daa.kkkk

    Reply
  4. Farxaan June 24, 2013 at 1:21 am

    Hawiye waa xoolahanada, Hawiyena nama gaari karo, taariihkdaa taas marag ka ah.

    Reply
  5. warda June 24, 2013 at 2:31 am

    fidnada ugu weyn waa soomaalida kale ee an aheen darood iyo hawiye sababtoo ah allahu subxaana watacalaa ma cafiyo umad isheysata kuwa ku dhaxjira ee an runta u shegeen cida gardarada leh waaqna munafaqiin markii la dhisaayo maamul saf ayey soo galayaan oo hada jubooyinka inta qabiil ee diidan waa dir, digil iyo mirifle, marexaan, jareer, beesha shanaad oo dhan marka maxaa ku heysataan darood iyo hawiye hadaase daacad tihiin maad cidii gardaran runta usheegtaan ha aqbasho gardaradeeda ama ha diidee maxaa idinka la idinkaaga waayey in aad runta sheegtaan munaafaqiin ayaa tihiin waxaana wadaan cali gar leh ceydiidna garleh taasna waa calamadaha munafaqiinta

    Reply
  6. mogadisho man June 24, 2013 at 3:14 am

    Asww salaankadib waanka xumahay waana qalad gef ah inàadtiraahďaan hawiye iyo daarood sababtina waxaytahay daarood jufo ayaa ku owr kacsata markay danleeyihiin tusaale ahaan saacid waa daarood waxa lòocabaadaayana waa xilkiisa oo raga ďàaroodnimada ku cabaadaya waxay u haystaan inuusan uqalmin mudnayna tusaale kale gáalkacyo waxáa ku xirnaa dhanka koofurta dhalinyaro badan maxaa daarood ahaan loogusoo fuŕan waayay teedakale xagee isku hayaan daarood iyo hawiye haljufo lama orankaro daarood weeye hawiyana waxayba hada usoojeesteen inay deegaankooda dhistaan soomaalina midéeyaan daarood waxaa kamida khaatumo !!! Oo utaagan midnimada soomaaliweyn marna usumadhiibin ithopia cadow soo jireen ah lkn ragbaa kukuuyo nafka r
    Raadiyay adeer ffilinkas hawiye vs daarood waa the end ee dhaha gumaysi doon buntland iyo wadani soomaaliyeed hhadad dhabka hadlaysaan

    Reply
  7. gacal June 24, 2013 at 7:17 am

    raiisal wasaare mareexaan baa ah ma leh raiisal wasaare majeerteen filinkiina waa qaraxsan yahay marba dhinac haka imaanina ma hayno raiisla wasaare horaa loo yiri goormaa bay raga iyo naaguhu isku raad ekaayeen majeerteen naago iga dheh

    Reply
  8. gacal June 24, 2013 at 7:19 am

    2 raiisal wasaare ma jirto maraaxaan baa haysto hada majeerteen fariiso meel

    Reply
  9. wiil_direed June 24, 2013 at 7:22 am

    waxaan oran lahaa maanta qabiilma taagna hawiye iyo daaroodna ma taagna xaqiiqda.
    laaakiin soomali kansarka haaya ee mar wealba dhinac ka soo cusboonaada waa majeerteen ha lasyka iløaaliyo majeerteen waa cudurka soomali u diiday qaraanimo nabad ilaa putland mooyee marka soomali qabiil waxaa ugu danbeeyey wagiii odaygiii majeerteen dad ku xasuuqayay muqdisho waxii ka danbeeyeyay soomali fikir xaga diinta ah ayaa laysku haystay dowladiii la soo dhiso waxaa lugooya putland shaarkan cuaub ee jupaland iyo daroodiisam waaa
    wax umadda lagu qaldaayo daar ahaan beel weynta daarood. waana munaafaqnimadda majeerteen taariiq hore iyo mida maanta taaganba soomali waa ka dharagsantahay qayaanooyinka majeerteen iyo shartiisa waa shaarar badanyahay mid qabiil mid diineed mid xigta ah mid goboleed marka sooomali baratay majeerteen xataa caruurtii yar yareed waqtigii meel looga soo wada jeesan lahaa majeerteen ayaa la joogaa soomaliyeey xataa soomali land layskana qaban lahaa.

    Reply
  10. somaliweeyn June 24, 2013 at 12:19 pm

    war somaaliyeey shakhsi waxuu suubiyay yann loo caayin Hawiyee iyo Daarood ee haloo soo wadajeesto cadoowga soomaali waana:-Faroole,Cumar cadi/rashiid,Gaandi,Siilaanyo,Fartaaf,Axmed Madoobe iyo inta neceb somaali midnimadeeda oo aad garaneeysaan iyo Sheekh shariif xassan(sheekh Sakiin).Hadaba somaliyeey intaas rag yaan Hawiyer iyo darood loo jaaifeeyn ee dadkaas wadajir halooga soo wadajeesto,Rabbina waxaan ka baryeeynaa cadawga soomaali in Alle qabto ragaasna Ilaahay ayaan ku dacweeynay.

    Reply
  11. محمدعبدالله June 24, 2013 at 1:26 pm

    waan kaaga mahad celinayaa suldan ali abdalla hasan maqaalkan waqtiga aad gelisay runtii dadkeenu wey daaleen xal ayeyna ubaahanyihiin ee shacab iyo dowladba in maskaxda laga shaqeysiiyo

    Reply
  12. jaajuumoow June 24, 2013 at 1:32 pm

    asw horta waxaan la hadlayaa farxaan magacaas ma dumar maa tahay mise rag? waayo magacyada dumarka u gaarka ah bay la baxaan ogaadeen marka laga reebo soomalida kale
    oo kala ah Farxaan,SHukri,Saynab,Fahmo iyo in kaloo farabadan marka sxb farxaan waa hadaad tahay nin waxaan ku leeyahay adiga iyo hawiye yaa xoolo ah,yaa askar u ah tigree galinka shanaad ku laaya taageerayaasha ONLF,xataa 2 sano ka hor bay aheed in tuulo dhan la gubay la,laayay umad aan wax galabsan oo qabiil ahaan ogaadeen ah,marka yaa laayay ogaadeen la socda tigree bal fiiri hadeerna kukuuya baad kismaanyo u wadaan marka adinka ogaadeen ahaan iyo majeerteen ayaa xoolo ah xaqiiqda.
    magaca farcaan hadaad tahay qof dumarna dumarka waan xushemeeyaa ee umadd dhan baad xollo ku tilmaamaysaa.ugu dan bayn 2 tusaale ee aan sooo qaatay waa xaqiiqda maanta ogaadeen intiisa badan ay aaminsanyihiin marka qof walboo damiir islaanimo iyo dadnimo leh kuma dhaqmo nuucaas kumana fikiro laakiin majeerteen bay caadadiisa ay aheyd waxa maanta ogaadeen waalay waa lala yaaban yahay lana arki doono meeshay ku danbeeyeen nin hagraday dhulkiisa hoog iyo halaag baa u danbeeyo aaqiro iyo aduun waayo soomali isku af isku diin aa tihiin baa waxaa ka doorateen tigree oo ah cadawga islaamka quraankana cadeeyay iyo kan soomaliyeedba, kukuuyo oo aan ognahay gaal madoow baad dabada ku sidataan maantana marka soo joog hadii lagaa waayo soo jiifaa kaa sugaaa

    Reply
  13. xoogsade June 24, 2013 at 1:34 pm

    asc. wax fiican ayaa qortay.somalidu waxay ku maahmaahdaa hadiiaan
    runta la sheein wax ka xumi ayaa la sheegayaa . waxaasi waa maxay
    waa been . taas aan ka soo gudbo cudurka somaliaya hayaa
    waa qabiil ee ma ah wax kale. somaliaya waxay soo martay dagaal
    20 sano gaaraya- maanta dowladda ayaa dalka ka jirta iyadana
    dalka masuul ka ah. ha loo daayo wixii maamul u sammeyn ah-
    dadku waxaa fiican inay wax akhiryaan ama ay qoraan. sida ku
    cad distuurka. qoraagga waxaan weydiinayaa usa waa dal horumaray
    ma kenya iyo itoobiya ayaa maamulkooda usoo dhisa mise iyagga
    ayaa dalkooda ka taliya- somaliaya maanta waxaa ka taliyaa waa keyna
    iyo iyagoo dabada ka riixay kuwo wax magarato oo xittaa kala garan
    karin gumeysiga. xoriyada wax ay kala yihiin waayo ma arag kuma garaadsan
    wax la yiraahdo xoriyadda . nooloshiisa mwax uu ku nool gumeysi ay gumeystaan
    itoobiya. iyo kenya taas uun buu garan karaa -. haddii aanu nahay urur gemeysi diidka
    ah. ururka magaciisa waxaa la yiraahaa- u.g.d.soomaliyeed.. waxaanu nahay dad
    somaliyeddoo isu tagay wana u furan tahay cid kasta oo ka damqanaysa waxaa
    ka socda somaliya guud ahaan . wabilaahi tawfiiq.

    Reply
  14. Qarandon June 24, 2013 at 3:56 pm

    Asc wa sax hadalkada walal wana kugu racsanahay manta in ay dowlada u samirto manta ogaaden wa logu daneysana marki majerten wilasheni tigrega ka gadayay halku jirtay magaci darood manta waxan aragna dadki wilasheni gatay o babur raxeysanaya manta majerten wuxu ka gubanayo waxa we xilka marexan ku fadhiyo bari hadi u ku faristo ogaaden uma o golo maxa yelay waxeyba isku hestan caqliga darood in ay iyga yihiin waxan leyahay ogadenow is daba qabta o walalihin j.land wax laqebsada

    Reply
  15. wiil_direed June 24, 2013 at 5:26 pm

    asw soomali mell kasta oo ay joogto marka xiga aniga anoo caytamin ayaan fikirkayga oo nadiif ah dhiibtay dhowr mar halkan iyo meelo kale anoo ka hadlaya xaqiiqda marka lama soo gudbiyo loomana soo bandhigo aqristayaasha fikirkayga dadkaan caytamayana waa lasoo gudbiyaa fikirkooda marka daarood xaqiiqda miyuu diidayaa iyo iney ummada caayaan waa rabaan cidii caysana waa rabaan marka maxaa lakala faa idaa nhadii waxii xun soo bandhigaysaan oo kaliya

    Reply
  16. Axmed Maxamed June 25, 2013 at 12:01 am

    Walaalayaal Soomaaliyeey Ilaahay ka cabsada, waxna fahma, gartana nimcada uu Ilaahay ina siiyey ee aynu garan la’anahay-MUSLINIMADA, oo la odhan karo waxaynu ku bedelanay QABIIL -taasoo uu Ilaahay inaga reebay inaynu isku adeegsano oo aynu isku dulmino, balse ayny si dhab ah ugu talax-tagnay (u isticmaalay), medhaheediina aynu wada aragnay 22-sano ee ugu dambeeyey. Markaynu si dhab ah u xisaabtano, ilama ahan inuu jiro Qabiil sheegan kara inuu guul ka gaadhay, sababtoo ah Ilaahayba inooma diideen hadii uu QABIILKU (Qabyaaladu) ay faa’iido leedahay. qRANKEENII BAYNU KU WEYNAY, DHAMMAANTEEN gUNTII MIDBA KAN KALE KU SHEEGI JIRAY AYEYNU KU NOQONAY OO AYNU ILAA MAANTANA KU NAHAY, BAL U FIIRSO AYAA MAANTA INOO TALIYA -cIIDAMO SHISHEEYE OO AYNY WALIBA QUUDHSAN JIRNAY WAAYO-WAAYO, BALSE AYNU INAGU ISU LOOGNAY INAY INA GUMAYSTAAN MAANTA KUWII AYNYU addoonta KU SHEEGI JIRNAY.

    Hadal iyo dhammaantiis anigu ma jecli QABIIL HEBEL IYO HEBEL inaan isticmaalo, balse waxaan kula talin lahaa in la joojiyo DURBAANKA codka xun, ee la tumayo, hana isa sii cidhib tirina.

    BAAQ:

    Dhallinyarada soo kacaysaay ogsoonaada inayna idiin dan ahayn kuwa maanta qabiilka idiin adeegsnayaa, ee yac iska dhaha, midnimo, walaaltinimo, qarannimo u istaaga, madaxa iyo minjahana gooya midkasta oo isku daya inuu dabka qabiilka iyo qabyaalada idinku shido-Adduun iyo Aakhiroba wuu idin seejinayaa, intii ina soo martay inagu filan ee iska dhacsha WAX MA GARATADA SHAYDAANKU KU ADEWEGNAYO EE MIRIKII IYO MAANKIIBA KA LUMAY.
    Dib ugu noqda |Diintena macaan iyo kitaankeena Quraanka ah, dhagaysta oo dhug u yeesha Culimadeena suuban ee ay qayladii ka dhamaatay, dhagaysta oo u dhug u yeesha Abwaanadeena -Tusaale ahaan bal dhagaysta CABDULLAAHI SULDAAN TIMO CADE gabaydiisa murtida iyo micnaha weyn leh ee uu tiriyey wakhti aad u fog, oo aad moodid inuu manta tiriyey.

    MAGACA SOOMAALIYEED HA GUULAYSTO, CALANKEENA ILAAHAY HA CISEEYO, CIIDANKEENA ILAAHAY CUDUDIISII HA INOO SOO CELIYO, INTII DHIIG LAHAY KACA, ISKAASHADA ISKANA CELIYA DAALIMIINTA DOONAYSA INAY DIB INOO CELIYAAN DULLIGII IYO DARXUMADII 22-SANO EE TAGAY.

    -Hadaynaan istaakulayn tamar yeelanmaynee,
    -ka tashada cadaawahoo isku tiirsanaadaa….

    GUUL IYO HORIMAR SHACBIGA SOOMAALIYEED MEEL UU JOOGABA, ILAAHAYNA XAQA IYO WANAAGA HA INAGU HANUUNIYO
    “AAMIIN”

    Axmed Maxamed (Axmed-Soomaali)

    Reply
  17. Runsheeg June 25, 2013 at 1:04 am

    Waa lahadla aya qaldan loo famay lakin runta way mina mordhow nimankkaan pagoden ee cadowga ku adeganayo waa inlasta qabtaa landa bara wax santahay hakan soomaliwaynahay nin walbookooda Kalmar cali Ronja ee waxa ku qafilan waxba la dhaca lakin rerbadiye nimadooda medel aan contamin yaa qaniineen Wale wad ka Fuqi wana laga Fujin adoo qanacsan waliba cid ku difacaysanaaysan jirin
    Marka dadka yaad isbari oo way ku baran hade waxaa kaqado Hanna jirin dowlada somaliers way cawa tagi adigoo arki maskin Yahoo ogaden dadkishalay ku difacay baad manatayxabashi lahoosgali iyo Kenya waawaxan dhicine waligeed shan hawiye intaa noll yihiin way dagalami Hardy calamkoo idol iskuyimado waadna arki inshaallahu cadow way isagafilanyiihiin haday rasas helan wiilal cabooneway heestaan waligoode ooilahba igu deeqay inay isdifacane aduunyadu wada ogtoo waxay yihiin ayagae waa Normandiet borta Calais jiraan waligood wadaniyadana ku waynede
    Magafan manadulqatan xaqodo lamagiye iska jiranimanyahowogaden godtagande ku socotaane kubiska waa lagu kufa lagu kala jaba da im abdikiiye waan Idun dagaalbari hadad somali ku soo biirtane mowdku wuu haleli Nina malintise avkasta xabad way bilabatay ila Nairobi. Way socon ee sjunka xajista waa la is baraniyaa ku soo dhawow kismaanyo iyo kvistadiye iska tasho waligaa hadad awood helaysane hartiga dumar baa dugaashi dhaamo e haisku halvan majerteen waa laba wajile soo Carrey wiilasha goday haday ku difaaci karane waan kacabsan inaykenya magan galane ilen awwod malahan lamslagna diafragmor wiilashii aandhalaye xabadu way Haqanan gerina madiidane ragow barasho maalinti lagisku baahnaye Hilda filomayo waan isdifaci insy Scania. Inga noshahaye waxaa odontologi soo raaccashar. Baan singlarna ilawane daska wada igabaran hadadmaalmo jogtaye yaan laga Wayin ninkagan västerås moday carigii kismanyoode Riyad kujirta waan Laos varan hadadmaalmo joogtaye ku soo dhawow kismaanyo hadadwax iska haysaye dowlada baad aflagadeysay adoon gardin waan gare waanu ka jaseen waxaa wax iska haysaye car kismaanyo imow wataandhul kugu jjidayesidiamaxaradiye waan ku bari innan kan ahaye iyo kartidiine karanlaan kadhashay hadadankadida Kalix ku qadene ebidkiin casharaynan dhigan baa Lidingö sinne waan is banan hadal Malmö joogtane

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>