Chief Editor

Website-yada Puntland oo weerar ku qaaday Safiir Ahmed Abdi Salan iyo Hawiye –Damac waashay.

Website-yada Puntland oo weerar ku qaaday Safiir Ahmed Abdi Salan iyo Hawiye –Damac waashay.
Decrease Font Size Increase Font Size Text Size Print This Page

Warbaahin.com – Website-yada laga leeyahay Puntland hadii aad booqato maanta lixda war ee ugu koreeya mid walba waxaa lagu habaarayaa marna lagu aflagaadeeynayaa beelweynta Hawiye iyo Siyaasiyiintooda.

Website-yada Puntland waxay qoreen in Dowladda Federalka qabyaalad noqotay oo Safiiradii Dalka la wada siiyay Hawiye ! sidoo kale waxay qoreen in Ahmed Abdisalan ka qeybgalay dagaaladii Sokeeye ?

Jawaab kooban hadii laga bixiyo Kooxda Damaca Waalan  ilhanaadooda?

Amb Nur Cadde oo u dhashay Hawiye ayaa xilkii Safiirnimada talyaniga laga qaaday,waxaana lagu bedelay Jeneral Muuse oo u dhashay Daarood.

Nur Cadde xil looma magacaabin,loomana wareejin meel kale.

Safiirkii Ethiopia u qaabilsanaa Somalia Saciid Nur oo beesha Daarood u dhashay ayaa xilkii laga qaaday,waxaana jagadiisii loo magacaabay Ahmed Abdisalan oo Hawiye u dhashay.

Saciid Nur waxaa loo magacaabay Safiirka Tanzania u fadhiya Somalia halka Nuur Cadde aan meelna loo magacaabin.

Safiir Ahmed Abdi Salan waxay ku eedeeyeen Website-yada Puntland inuu ka qeybgalay dagaaladii Sokeeye laakiin waxaan isweydiiyay sababta beenta intaas la eg ku qasabtay.

Ahmed Abdi Salan ma joogin dalka dagaaladii Sokeeye ,wuxuuna ku noolaa Kanada ,mana hubo inay ruuxaantiisa ka qeybgashay dagaalada ay sheegeen hasse yeeshee anigu waxay ila tahay in baroortoodu orgiga ka weyn tahay.

Website-yada Puntland iyo Siyaasiyiinta daaha gadaashiisa ka maamulaya waxaa haboonaan laheyd inay si toosa u cadeeystaan halka uu nabarka uga taagan yahay,waxay ahayd inay toos u dhahaan “ Wuxuu Ahmed Abdisalan eryay,hilfaha u qaaday Abdullahi Yusuf Ahmed”

Hadii Baroortoodu sidaasi tahay,waxaa waliba harsan in la xisaabtamayo oo xasuuqii Muqdisho loo xilsaaray guddi u dhashay beelweynta Hawiye ,si Cadaalada loo horgeeyo kuwii Xasuuqay maatada reer Muqdisho.

Website-yada Puntland ciwaanada ay qoreen maanta waxaan ka soo qaadan karnaa:-

Maxaad kala socotaa in DF Siyaasadii dalka Qabyaaladeysay!… 20-06-13

Maxey tahay Sababta loo Magacaabey Safiir Axmed Cabdisalaan? 20-06-13

Somaliya Dal u Xayiran Casimad La’ aan Haysata.
21-06-13

Dhageyso: Xil. Cabdi-Bare Yuusuf Jabriil oo dhaliilay Xukuumada Saaciid20-06-13

Dhageyso: Xil. Cabdi-Bare Yuusuf Jabriil oo dhaliilay Xukuumada Saaciid
20-06-13.

Beesha Hawiye oo heshay Safiirkii 18aad
20-06-13

Sida hadalkaan loo dhigay Hawiye & Daarood laakiin labada beelood waxba kama dhaxeeyaan maanta.

Damaca waalan iyo daandaansiga wuxuu ku kooban yahay Siyaasiyiin u dhashay Majeerteen oo ay ka mid yihiin Abdirahman Faroole,Abdiwali Gaas,Omar Abdirashiid iyo Mohamed Darwiish,iyagana ayaana dhaxli doona faa-iidada ka dhalata xumaanta ay dhiteeysanayaan.

Dooda ku saabsan Caasimaduna waxaan uga bixi lahaa “Muqdisho waa Caasimadda Jamhuuriyadda Somalia,waana ahaan doontaa inta gabadh u dhalatay beelweynta Hawiye nooshahay”
“Nin aan dagaal aqoonoow ,daandaansiga jooji”

54 Responses to Website-yada Puntland oo weerar ku qaaday Safiir Ahmed Abdi Salan iyo Hawiye –Damac waashay.

  1. qamar aadan June 21, 2013 at 7:17 pm

    asc war mj waa reera dhib nabada dhibeysaa xaaraantey hawiye ku heestee raba weli tnks caloasoow noloow br

    Reply
  2. Xc banaadir June 21, 2013 at 7:58 pm

    Kkkk hada ayaa waaga u baryay puntlandi maxaa yele fikiir qaldan ayee ku socdeen waline waxee wax ka shegayaan miyaa beel weynta hawiye hadii axamad cabdi salaan lo magacaabay itobiya puntlandi maxaa u yaala hoyadaa ninki aroosa maxuu ku yahay adeer puntland muqdisho u galiin ileen aabahaa ayaa fadhee belweynta hawiye ha u gafina e hoos imaada

    Reply
  3. sucd June 21, 2013 at 8:16 pm

    ilaah hanaga daweeyo qabyaalad waxa halkan na dhigay waa qabyaalad odayaashii laga soo farcamay walaalo is waheshada oo cadawkooda meel ugu wada jeeda bay ahayeen duriyadoodiina cadaw baa isku diraya ee ilaah xaqa ha fahansiiyo somalina waa wiil iyo abtigii oo meel kala aadimaayaan ta kale madaxnimadu cid gaara maleh ninka maanta qabtaa bari buu ka tagi mid kalaa loo dhiibi markaa kan maanta hayaa haloo duceeyo oo haloo haneeyo waxaan oran lahaa axmed cabdisalaan iyo inta la midka ah ee xilka qaaday ilaah ha u fududeeyo somali hadaan nahayna ilaah xaqa ha na tuso

    Reply
  4. dhasheeg June 21, 2013 at 8:26 pm

    Waa niman waalan nimanka ka daba qeylinaya ina cabdisalaan
    maxaaa yeelay nin aan anigu lahaa isaga iyo awoowgii weeye
    waxba ma soo kordhinayaan Hawiye, waxey way burburinkaraan
    sida xayawaan didey, laakiin Caqli Mee ha taliyee, kuli sheein ilaa irjicii
    Hawiye is Hawiye

    Reply
    • Muridi June 22, 2013 at 1:42 am

      Macalinka aniga horta hawiye ma ihi, laakiin carabiga iska toosi saaxiib ok!!!

      Reply
  5. sucd June 21, 2013 at 8:26 pm

    dumarka somaliyeed dhexdheaad ha noqdeen sababtoo ah gabdhu qabiil ma laha caruurteeda ayey ku qabiil tahay hooyada qabiilo dhan bay walaalaysay markaa hadaan nahay dumarka somaliyeed raga aan isu keeno anagoonu aanu u eegin qabiil

    Reply
  6. maxaa kaa galay June 21, 2013 at 8:50 pm

    Mj nacalaa dhalay iyo daroodba waa wacalo hoyadood yamen ayeey noga yimaaden wacalaha ee wadanka nooga saara hawiye waa wadani wadanka ayuuna u dhashay not daarood o ku yimid dooni

    Reply
  7. yusuf June 21, 2013 at 9:43 pm

    mj hala daayo waa diblumaasiyiin yagu inta badan xoog waxba kuma raadiyaan laakiin wanajalaad dhaleecayn eedayn buunbuunin waxaasay ku macaashaan kkkkkkkkkkk. hawiye waxkasta qori caaradii bay ku rabaan caqlina kuma daraan. isaaq toodu waa xoog iyo xal wada socda waa cida keliya ee somali in wax lala cuno ogol si xeegana xeego u ahaato ilkana u nabad galaan.

    Reply
  8. dhaashane June 21, 2013 at 10:04 pm

    majeerteen wa soo shaqatagay halka soomaalida kale ay ka jiifsadeen taasi waxaa daliil,i,ah
    dood wadaagii todobaadkii tagay uu daadihinaayay (DAAHIR CAWIL) ayaa ka sheegay wiilkii
    cowrma waxa uuna yidhi marki ay madaxweeyne waayeen ayeey u,istaageen in ay helaan
    Ra,iisalwasaare waana waayeen waxeey bilaaween ayuu dhahay in ay doowlada ka caayaan tvyada ku baxa afka soomaaliga kahorna inta ay filaayeen ra,iisalwasaare waa,ay amaanaayeen (Xasan sheeq) bal hada hadaad siisaan 2badaa midood wey amaanaayaan wax kasta xitaa hadii ay bari oo,idil gubaneeyso marka majeerteen waa nuucaas.hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaahhhhhhhhhhhhhh

    Reply
  9. Ahmednur June 21, 2013 at 10:11 pm

    dahir salaan sare ,puntland website-yadoodu ,maanta keliya ma ahan ,ee waayahan way hunqaacayeen ,colaad ,af-xumo ,cagajugleyn aysan midna awoodood lahayn bay ku hayaaqayeen,sababta oo ah horay bay ugu caanomaaleen ,oo inta ay caytameen loo cantoobiyey ,intay cagajugleeyeen loo cabiidsamay(dfkmg) ,waa niman siyaasiintoodu aad u maleynayso inaysan waxba fahmin ,waa nimanka(qaatilkii) abdullahi yusuf wada taageersanaa ,oo wada ammaanaya ,oo ina cabdirashiid qof jira la ahaan oo ay u wada jidbaysnaayeen ,cabdiweli waal saad ogayd cirka u geynayey ,haddana qof kasta oo kale oo soomaali ah wada mucaaradaya ,wada ceynaya ,meel walba u taagan sida:sharif shiikh ,hassan shiikh ,farmaajo ,saacid ,ahmed abdi salaan ,hebel ha oran qof kasta oo aan majeerteen ahayn iska dheh.
    gobolada dhexe dadka dega baa waxay yiraahdaan “majeerteen inta uu nabad kugu yeelo colaad kuguma yeelo.” adiguna waabad sii xigtaa(reer mudug) oo malaha waadsii taqaanaan.
    waxay ila tahay hadda cidna baran mayso kuwaas ,oo soomaali oo dhan baad xafidsan waxay yihiin.
    ahmed abdisalaan -wuxuu eeday in etoobiya uu safiir ka noqday ,waxay isfahansiiyeen ,inuusan halkaas ka shaqeyn karin nimaan ssdf ahayn ,tan kale nimanka meeshu xaj bay u ahayn ,ay ka soo cibaadeystaan(jaajuuseyn)-albaabkaasi bal ha soo xirmo ,soomaali way nasan doontaa.

    Reply
    • ALI June 25, 2013 at 10:17 am

      kkkk sxb caadi iska dhig, Mj lagama maarmo ilaahay ba dad jira kadhigay, waa umad kula mid ah, shar iyo kheyrba leh, xoogaa waa dibindaabyo badannahay laAKIINSE SXBAYAAL NAGA SOO HAGAAGA , ITOOBIYA ANNAGAA KU FIICAN INA LA MACAAMILNO WAAYO SOMALIDA ANNAGAA SIYAASAD AHAAN UGU FARADHUUDHUUBAN, MARKA SXB MJ WAA WALAALAHAA KHEYRKOODA ILAAHAY HAKU TUSO.

      Reply
  10. warda June 21, 2013 at 10:25 pm

    sababta keen tay in ay maalin walba afkooda wixii soo qabto ugu hadlaan waa dhibatadii ay geysteen oo an lagala xisaabtamin marka waxay ku qarinayaan dhibtii ay geysteen daroodna ma wada aha waa run waa majeerteen oo kaliya ayagaa leh dabeecadaan maxruuqida ku dhisan waxay leeyihiin dabeecad sidii naag laga guursaday naag kale xoog ay ku ciil baxaana malaha horaana looyiri MAJEER TEEN MAD MADOOBE MALAAY XARIG KU DABE MURANLE NAAGOODLE waa kuwaas kuwaa sida raga ula yabeysaan war waxay kalitaan dumarka tan ugu liidato dumarka qaar ayaa ah RAGEEY oo walhi ka fiican hadalkana la qaybsado raga calakuli xaal waxay qalad ka fahmeen PROPAGANDA ayagoo is leh fuliya maahmaahdiicaan baxaday ee KU QABSO KU QADI MEYSIDE wata intaas oo dhana waxay u sameynayaan waa markii daaqdaha laga xirtay go’aana laga gaaray in dib danbe ra’isal wasaare danbe loo magacaabin ayey hadana hunguri ka galay jubooyinka marka waxay is leeyihiin dacayadaha raqiistaa wada si dowlada ugu mushquusho eedeyntooda jubooyinkana sal dhig looga dhigo axmed madoobe iyo faroole si kukuyada loga gado balse waxa alle mahadiis ah in la og yahay dhaqaaq walba ay sameyaan hadalkoodana usan wax ba dhaamin doofaar hadlay balse waxan leyahay ku waara ciil an dhamaan siyaad barena xabsiyada u idinku guri jiray sodon sodona geedka schoole policeia u idinkuugu xiri jiray waligiina waxaa ku nolaan doontaan ciil iyo calacal xoog aad ku aarsataana maqabtaan alle ayaana idin gartay in u dagaan idinkaaga dhigo gobolkii siigada badnaa anagana hadaan dumarka hawiye nahay meshaan idinku aragno ayaan idinku karbashaynaa ileen waa idinka adagnahee kkkkkkkkk ka cabso hayeey hawiyeeeeeee

    Reply
  11. boorka puntland June 22, 2013 at 12:04 am

    kuwaan caaytamaayo, waa kuwii yaah kuwee waaye?maasaakiintii, siyaad bare nagu koriyay nagu ilbixiyay, xariga u sii daayay,23sano cago barar ku jiray,oo hada dowlad aan jirin baad tahay la yiri, bay majeerteen bay soo doonteen, iyagoo siyaasad barad ah, laakiin anagaa baraynoo hana soo aadan hawiye iyo qashinkiisa, qufulka aan ku xirney oo federaalka ah waa in la raacaa, hadii hawiye diido, in soomaaliya bada hoosteeda laga raadin doono, marka kuwa maangaabka waxaan u sheegayaa ,majeerteen ama puntlanba ma diidana hawiye,inay wax xukumaan ama madaxweyne noqdaan,laakiin hawiye ayaa diidan majeerteen iyo puntlanba ayagoo qayb weyn ka qaatey in mar uun la helo dowlad somaali oo caadil ah, kuwaan caaytamaya waxaan u sheegayaa majeerteen waa beel somaaliyeed wax walbana leh dadkana kama duwana hadii somaali ay burburtey 22sano baaba iyo dagaal sokeeye lagu jiray, haday is badbaadiyeen dhisteen dhulkooda ka dib u gacan haatiyay soomaalidii kale ma ceebaa

    Reply
  12. Siarag Buuhoodle June 22, 2013 at 12:10 am

    Asc waan kusalaamay marka hore qoraaga caanka ah marka labaad waxaan doonayaa inaan ka hadlo maqaalkan marka hore anigu waan kugu taageersanahy in faroole uu qori dab leh lawareegayo isaga ayaana helaya waxa uu doonayaa wuu helayaa laakiin mid ayaan kugu diiday adiga laftaada yaan caadifadu kuqaadine ma ahayn inaad caasimada somalia aad tidhaahdo inta hawiye nool yahay caasimad ayay sii ahaa naysaa taas waa qalad sababtoo ah walal caasima qabiil caasimad kamuu dhigine umadii somaliyed ayaa kadhigtay waanad mahadsantihiin

    Reply
  13. Jen Jaamka June 22, 2013 at 12:18 am

    waxw yiri Abwan A,N Bacdle Alaha unaxaristee, waxw yiri Mj Caqligoda nuxur malehe waku andacoodaane afka waxay kasheegaan qalbiga kuma adkeyaane , > halkas waxa kamuqato in ay Munafaqada kubadantahay xishod iyo sariigna habashegin isma waniyaan oo kalama diir roona Umada Somalina wa wada ogtahy xaldooda&Gumeysi jacylkoda

    Reply
  14. Daanweyne wacbuudhan June 22, 2013 at 12:24 am

    Daahir calasoow marna hawiyuu difaacaa marna ciidoow afka u geliyaa,fanaan iyo wariye qabiil ma leh dantoodeey eegtaan. hadii hawiye uu u hiiliyo maxaa bogiisa loo saari waayey sawirka madaxweyne xasan sheekh ee loo saaray cabdi sheerdoon iyo foowsiyo oo daarood iyo isaaq ah. daahir calasoow iyo hawiye kala dheer kkkkk.marna shaar hawiye soo xero marna caayda siyaasiyiinta hawiye soo qor.walee lagu arag wariye tol ma leh ileen waxa loo bireynayo waa wax eey qaseen.

    Reply
  15. kkk June 22, 2013 at 12:57 am

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Reply
  16. ila soco June 22, 2013 at 1:02 am

    Majeerteen raganimay sheegteen mar haday soomali oo dhan kaga cabaadiyeen

    Reply
  17. Maakir June 22, 2013 at 1:15 am

    This end of Daroad this man the man kick out abdullahi Yusuf out of presdency he is two dangrous this preisdent collecting hawiya gangs

    Reply
  18. Farxaan June 22, 2013 at 1:21 am

    Daarood 50 sano madaxweyne ama Ra’iisulwasaare ayey ahaayeen, maxayse soo kordhiyeen!
    Jawaab – burburka maanta Soomaaliya haysta.

    Reply
  19. Iljeex iljeex dhaley June 22, 2013 at 1:33 am

    Horta Somaaliyaa waxa dhibta ka wada oo ay la. dagi la dahey waa iljeex ama Habardigir. Abgaal iyo Hawiye kale waa shaqeysatey oo jecleyn xaqdara. Laakiin iljeex waxaa tuugo, dhac iyo boob aan aheyn oo ay yaqaanaan baan jirin.

    Shebeelaha Hoose waa qabsadeyn, Xamar waa qabsdsadeyn. Abgaal iyo Xamar iljeex ayaa heysata

    Reply
  20. Iljeex iljeex dhaley June 22, 2013 at 1:43 am

    Horta Somaaliyaa waxa dhibta ka wada oo ay ladagi la dahey waa iljeex ama Habardigir. Abgaal iyo Hawiye kale waa dad shaqeysata oo aan jecleyn xaqdara. Laakiin iljeex waxaa tuugo, dhac iyo boob aan aheyn oo ay yaqaanaan baan jirin.

    Shebeelaha Hoose waa qabsadeyn, Xamar waa qabsdsadeyn. Abgaal iyo Xamar iljeex ayaa heysata. Abgaal waa in uu isxoreeya. Haddi kale waxey u xayirnaaneysaa iljeex oo jecel sidii baranbada ama dooliga Iney u noolaadaan. Haddi Abgaal uusan iljeex iska qaban iljeex aakhirka Xamar oo dhan ayey la wareegin.

    Reply
  21. galkacyo June 22, 2013 at 3:42 am

    asc qofkii qorey qoraalkaan waxaa ku lu malaynayey inaad wax cadeyn oo aad wado lakiin sheekadada waa rag iska dhaci lakiin maanta dagaal haduu dhaco cid uu faaiido u leeyahay ma jirto hadaad waa geesiyaal lahayd hadaad dagaal yahano lahayd sheekadaas waa dhamaatey maanta xamar yaa lagogo bursan ragiinii idinkaa ku qamaaray marna bililiqo ayaa isku dhameyseeen marna itoobiyaan ayaa gorada u gasheen marna shabab aa idin leefay hada hadii la dhaho marka curyaamiinta iyo inta waalan laga reebo 2000 wiil idinkama ciidaman karto marka sheekadiinii waxay ku soo gagaboodey inaad meelaha ka caytantaan

    Reply
  22. cagey June 22, 2013 at 4:15 am

    Daahir mudadan danbe waxad u go’aday difaacida beesha hawiye waxan arkaa adiga oo majeerteen oo waxay u barteen fedraalka ka waayey hadlakay yiraahdaanba ka jawaabaya halkaad sidii caadada kuu ahayd dalka dhismihiisa isku mashquuliso.Waxa kasii daran bulshaweyntii waagacusub ayaa changekaagu fooda isu geliyey oo inlayn waa mujtamac aan bisleyne websitekii ku caytamaya ayagoo labada magacbeeleed ee hawiye iyo daarood adeegsanaya. Alle asaga ayaa awooda lehe soomaali ha walaaleeyo.

    Reply
  23. Abass June 22, 2013 at 5:40 am

    Waraa marax yahoow oo bagdhigaa iljeex hawiye wax haka sheegin iyo habargidr magaartaa naagyahoow daciifka qabiil aan shidneyn ayaa ka dhalatay oo wax taariiqleh matihid ee meel iska fadhiiso anigaa xaqaaqa soo dhicinaayo All daroodna waxaan leeyahay muqidisho ama calanka somaaliya HADUU SILAC IYO DHIBGAARO IYO HADUU SAREEDO KUWAARO ANIAG i am hawiye and H gidir aan ahay ee yaan leeysku keeydirin waa itaqaanaan nin aad taqaanidna yaatahay lama dhaho iska had hadla hadii runta gaarto ogoow gabdhaha walaga cararaa ogaada

    Reply
  24. SHEEKHA June 22, 2013 at 6:54 am

    ASW WAA IDIIN SALAMAY SHEEKADA MEELXUN AYAY MARYASAA BANOONIGA DEJIYA QABIILKA ISKA DHAAFA ANIGA NIN HAWIYE AH AYAAN AHAY WAXAAN AAMINSANAHAY MAJERTEN INAY YIHIIN IFTIINKA SOOMALIA AQOONTA SOMALIYA MARKA CAYDA HALAGA DAAYO

    Reply
  25. JJJ OKACHA June 22, 2013 at 6:59 am

    ANIGA WAXAY ILA TAHAY HADAAN HAWIYE NAHAY MANTA INAGA DALKA HOGAAMINAYNA YAYNAAN CEEBOOBIN MAJERTENKA WAA DADKA SOMALI UGU MUDAN WAA IN LA ILAALIYO LASHARFO HADII KALE WAXAAN KU SIFOOBAYNAA

    MAANDHOW HAWIYE MAANAN DIRAN
    MANTA KA HOR OO BUSTIHII HABACSANAA AYANA QAADANAYNAA

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    Reply
  26. Xc banaadir June 22, 2013 at 8:56 am

    Kakakaka maanta ma ahan burburka puntlandi siyaasiinta puntlandi kama fikirin biri sidee ahaanayaan burburka banaadir waxaa sacabada u tumay siyaariin puntlaandi ah maantane ma argaan sida wax u dhacayaan banaadir burburkii wey ka kabsatay biri banaadir waxeey kafaay u cabesaa sida puntlaandi u burbureeso safiirka loo magacaaby itobiya waxa u dholatus u yahay sida lo burburinayo puntlandi waxa uu laf dhabar u yahay batbaadinda kismaayo iyo banaadir puntlandi wax badan waad u nacablesay dadka somaliyeed waa ka iibsaday itobiya

    Reply
  27. ali June 22, 2013 at 8:58 am

    AKHYAAREEY WAAN IDIN SALAAMAY qabiil waxba nooma soo kordhinaayo qabiil iyo qabyaalada sida ay u socoto waxaan kugu ridaysaa in aad marka dambe u kala hiiliso labadaada walaalo oo kula dhalatay oo ad dhahdo kanbaa hooyadeey dhashay kan ma dhalin aabaheey iyo wax yaabo la mid ah war hadii 22 sano qabiil aan isku laaynay ma wali waxbaa noo harsan walaalayaal caqliga ha shaqeeyo

    Reply
  28. ifrah erg June 22, 2013 at 10:23 am

    majeerteen hadaan ahay maxaad leedahay soomaali

    Reply
  29. ifrah erg June 22, 2013 at 10:24 am

    mahan

    Reply
  30. mohamuud June 22, 2013 at 10:31 am

    qabiil in wax laga sheego mawanaagsana ,markaan is iraahdo qabiil Cay waxaan xusuustaa saaxiibkay, deriskay, amaba qaraabaday .dhamaanteen waxaa ina deeqda soomaalinimada..soomaaliyana ugu danbaynta waa laqaybsanayaa marka aad sidaa u wada fekeraysaan. hadii nin masuula ladhaliilo macnaheedu maaha qabiil baa la dhaliilay…soomaalidu waxay u baahan tahay hogaamiye wanaagsan oo daacad ah uma baahna nin qabiil jeebka kusita afkana ka leh madaxweyne ayaan ahay.dawlada hada jirta matahay dawladii dhibka ka saari laahyd maanta soomaaliya waa maya..3da nin ee wadanka xukuma ma,aha niman wadanka meel gaynaya ..sababtoo ah jawaari iyo saacid waa niman balwad leh qamradana aad u caba.halka culusoow cilad kaxun taas uu leeyahay oo qabyaalada… wanaagu dariiq loo raaco ayuu leeyahay xumaantuna sidaas oo kale …hadii ay daacad yihiin kow waxay dhisi lahaayeen ciidan qaran oo 18ka gobol ee dalka tiro is,leg laga keeno hadii gobolkasta laga keeno 1000 ciidana waa 20.000 kun .waxay tegi lahaayeen 18ka gobol ee dalka iyagoo dadka quluuubtooda kasbanaya dibuheshiisiina iyo wanaagna ka shaqeeya. dadka xun ee dadka isku dira in iyaga aan laiska soo horaysiin ee dadka degan ee in wax dhismaan raba laiska soo hormariyo….waxaan dhegaystay qudbada madaxweynuhu maalin lahaa 60ka sano ee soo socda soomaaliya sideedii manoqnayso .waan naxay runtii waxaana u arkay nin aan doonayn in wax dhismaan laakiin raba inuu xoogaa shilimo uruursado meelaha iska dhiibo dal iyo dadna aan dan kalahayn..5sano gudaheed ayaa dalka soomaaliya sidiisii iyo si kawanagsanba laga dhigi karaa….wadanka kenya 40sano kahor wxuu dhaqaalihiisu ka sareeyey 3 jeer South korea maantana waad aragtaan halkay marayaan South korea….
    somaaliya ilaahay ha usahlo

    Reply
  31. gabar galgaduud June 22, 2013 at 10:54 am

    wow cabaadkii pintilaan iyo calaacalkii cagdheer iyo cilyowgii dhulbahante iyo soor xumadii sahal iyo qabyaaladiii ina ileey iyo damacii cabuli yuusuf iyo sad bursigii faooley waan sugaynay subax sakaba ha ahaatee

    Reply
  32. gabar galgaduud June 22, 2013 at 11:11 am

    MIDKA WATO SHIIKHA IYO KANWATO JJJ OKCHA WAXAN IDINLEEYAHAY MAWAXAD JECESHAHIIN HAWIYE INAAD ISKA DHIGTIIN ADINKOO AH MAJEERTEEN ADEER HAWIYE WAALOO DHASHAA LAYSKAMADHIGO MISE SIDA DARAJO AYAAD NOGA RAADE MAY MAY HADAAD RABTAAN HAWIYE ARJI USOOQORO MAJEERTEN MARKI HORE UMADHALAN DAAROOD EEWAISKADHIGEEN HADANA WAXAY ABALGAREYNAYAA INAAY HAWIYE NOQDAAN WAA CALAACAL TIMO KASOOBAXAAN INAAD NOQOTAAN DIIDMO XOGAN KKKKKKKKKKKK

    Reply
  33. axmed June 22, 2013 at 11:40 am

    hawiye waxay la ooyayaan shaxdu meeshay maraysay u jeedaan. jubbaland waa muqadas ciidankeeduna waa kii xamar mooryaanta dulliga ah ka xorayn lahaa. qofkastoo daarood waa inuu tageeraa mar hadii ogaadeenku hormood yihiin cududeena yaa leecin kara.

    Reply
  34. Mohamud Afka June 22, 2013 at 2:37 pm

    Daahiroow adiga waxaad tahay nin wariya ah lkin mar marka qaar waxa aad qorto waxaa loo saadaalin karaa in aad tahay nin qabiiliste ah Muqdishana Somaali oo dhan ayaa iska leh ee Belweynta Hawiye kaligeeda ma lahan nin walbo muwaaadin ah ayaa difaacaayo Muqdisho ee ha gaar yeelin adiga Hawiye oo Kaliya

    Reply
  35. jiijo June 22, 2013 at 2:49 pm

    waxaan ku farax sanahay in mantay hawiye fahmay cida ku ah cadawga oo aan nolasha u ogalayn markii qarax xamar ka dhoco reer boosaaso qosal ayeey jaanta goostan sida ay ugu riyaaq san yihiin dhibaatada xamar mj waa in ilgaar ha isaga eegno waa kuwii xamar amxaarada soo galiyey inaan ilowno waa waxaan surtagal aheyn

    Reply
  36. Ali June 22, 2013 at 5:08 pm

    wuxuu yiri qoraaga ” Nin aan dagaal aqoonoow daandaansiga jooji”.
    Hadii aan dagaal aqoon maxaan kuugu xukumay Hobyo ilaa iyo Ceeldheer oo dhulkaaga ah intaas oo sanno.

    Waxaa la yaab leh Hawiye wuxuu u maleeya sanad walba in uu 1991kii yahay.
    Mar baan dagaalanay oo dad cayrinay bay ku waasheen.
    War hadii aad mar Daarood oo kala qeebsan gaateen oo waliba qeeb Daarood ka mid ah idinka ay nila socotay( colonel Cumar jees) ma waxaad u maleeneesaan in aad Daarood mar kasta sidii 1991 aad ku sameen kartaan.
    SSDF oo Daarood ah ayaa Siyaad Barre 8 sanno la dagaalamaysay.
    Hadii uu Daarood mideesnaan lahaa Hawiye waligood fursad ma heleen.
    Mida kala Daarood waa idinka ilbaxasan yahay, SSDF oo Daarood ah waxay Siyaad Barre oo Daarood ah ula dagaalamaayeen dictatornimadiisa ahaan, idinka laakiin wixii waxaaad u badhasheen markii danbe qabiil. Waxaad tiraahdeen aree Daarood waa isku mid.
    Mareexanka aad hada iska dhigtaan in aad jeceshihiin, maxaa 1991kii
    shacbkiis Gedo ugu gumaateen.

    Hawiye hadii aad wax isku haysaan Daarood kala saarina, waa taas marna Barre Hiraale ku soo gambaneesaan marna Cumar Jees, Awood aan leenahayna waad leedihiin.
    Hadalkaad hadal fiyoow ma ahan.

    Dowladii Siyaad Barre aan ridaynaa baad tiraahdeen, waxaad ku badasheen shacab aan hubeesneen in aad Muqdishu ku xasuuqdaan.
    Waagaas Maanta Daarood awoodiisa ay geeska Afrika oo dhan ay ku baahsantahay.
    Taas waxay ku tuseesaa in ILAAHAY kaliya wax tir tiri kalo oo uu bini aadam waxba tir tiri karin.
    Hawiye waa isku dayay in uu Daarood tir tiro oo waliba wuu gaaday sababta oo ah, Daarood wuxuu is dhahaayay Hawiye Siyaad Barrre dowladiisa kaliya ayay ridayaan, Laakiin waxau u badaleen Daarood hala dilo.

    Mid baan nii sheegaayaa Daarood maanta awood buu leeyahay waana mideysan yahay, Kenya iyo Ethiopia waxa u badan oo awooda ku leh waa Daarood.
    Puntland waxay dhisan tahay 15 sanno waxaana qoran ciidan kor u dhafaaya 10 000.
    Ma ahan 1991 Gaalkacyo shacabka lagu gaadaayay oo caruur iyo haween iyo waayeel ceelka lagu guray.
    Hawiye in uu baqaayo oo ka baqaayo in laga aarsado wixii dhacay 1991 waxaa cadeen ku aha, waxay bilaabeen in ay dhahaan Barre Hiraale waa xalaal, Ogaadeen maxay rabaan Ogaadeen iyo Hawiye waligood isma dagaalinee.
    Iyo waliba in aad wax walba ka shagisaan, sida Federalka oo kale. Somaalida waxay tiraahda dhagar qabe dhulka ayaa la dhaaqaaqo

    Reply
  37. puntuland boy June 22, 2013 at 8:27 pm

    Wan ku salamay mr dahir calasow adbad umahad santahay runti anigana si qas ah ayan ku tagera. Tan kaleh aniga waxan ahay wiil majerten lkn manta ma ahan in aan madaxda hawiye iyo boqortoyada somalia cayno odaysha iyo wax garadka darod waxan leyahay hawiye la antiisa somalia cadow aya cuni lahaa hawiye allaha inoga yalo. Tan kaleh besha quwada weyn ee habargidir daris nahay wana dowlad dhan gafka wa ceb axmed cabdi salan wa nabad jire nabadana u olaleyo wana u hambalyeynaya hambalyo hambalyo

    Reply
  38. run sheeg June 22, 2013 at 9:22 pm

    ALLA MAXAA MEESHAAN BEEN LA SHEEGAA MID KASTA OO MAJEERTEEN AH INTA DHAHO ANIGA HAIYE AAN AHAY UU MAJEERTEENE LEEYAHAY HA LA DHAAFO. HAWIYE LAMA TIRSANAAYO MAJEERTEEN EE WUXUU KA ADEEJINAA SACAD OO KALIYA AYAGA AYAA MEEL SAARAAYO YAQAANANE SIDA SAXARA AY JOOGAAN LOOGU CELIYO.CAGTII JOOGSAN WEYSO MARBEY CEEB LA KULANTAA WEY JOOGSAN LA YIHIIN LAAKIIN WAQI AAN DHEEREEN WA MAQLI DOONTAAN SACAD AYAA OO KALIYA AYAA GAROOWE ISUGU GEEYEY MAJEERTEEN.

    Reply
    • ADUUNYO June 25, 2013 at 10:33 am

      sxb, annaga hawiyoow hanna wareerinnina nimankaas MJ waa madaxdeennii waa niman aan isku deegaan nahay , waa niman aan isku luuqad iyo dhaqan nahay, ha isku kaaya dirina , kuwiinna reer koonfureed , mahadsanidiin.

      Reply
  39. yusuf kenadiid June 22, 2013 at 10:21 pm

    hawiye 2000 ka hor ma maqal daanyeer sidodi idinko iswata ayad muqdisho timaden ka dibna wad ku xarteen uffff hawiye

    Reply
  40. sujuuu kenya June 23, 2013 at 8:14 am

    war hawiye 23sano bay is cunayeen isdaaya garan waaye maxaa la waydiinaya hadda..mida kale daarood waa boqortoyo soo jireen ah o somliya logu yimid ee hawiyow walllee haddii la idin kusoo jeesto mad madooban maysaan ceelasha biyaha ee maad dantina garataan

    Reply
  41. DAYNIILE June 23, 2013 at 12:28 pm

    ASC DHAMAN MJ HADII HALADOODA LA BUN BUNIYO WEYJECELHIN MARKA DAHIR ALASOW EEBOW CADE WAX NA HA BUN BUNIN WAXA KA BUXA CUQDAD WLH

    Reply
  42. wiil abgaal June 23, 2013 at 4:41 pm

    majerteeenoooooow calaancalka inta iskadeesid sida nin rag cml ah u hor imaaw raga oo la garan tag sida dumarka hoos haka nuux nuux leenine

    Reply
  43. Jabshe June 23, 2013 at 5:53 pm

    Horta Ma jecli Inan Qabyalad Ka hadlo..Lakin Wraqdan markan Aqriyay Waxa ii Cadatay Somalia inaysan Waligeed Heshiinayn Uamdana Musiibo Habaran Haysato lakin su asha mesha ku Jirtaa Waxay Tahay Ninka Qabyalada Meshan Kuso Qoray Danaha u Kaleeyahay ama uu Ka faa ii dayo Maxay Tahay??? Ummad Iyadu iskeed Iskeed Isku Nacday Miyu isi sii Nacsiinaya o Taas Faaiido Ugu Jirta Mise Qabyalada Si Qaldab loo fahansiyay…..Ilaah Halaga Baqo Oo kitabka Alle Halo laabto Darood IyoHawiye Waa Dad Walalo ah isla dhashay wada dhashay…..Waa Dad isku Sinji ah isku Midab ah isku Diin ah Siyasad Guracan ba dhex Taal Wax kale o la isku Haysto Ma Jirto…Walahi Wadankan Hadan dib loo Eegin Oo an lawada Tashan Hawiye iyo Darood Waxay Noqonayan labadi Mukulaal E hilabka isku Qabsaday Ka dibna Danyeerka Ula Tagay.

    Reply
    • Maxamed Yusuf June 24, 2013 at 3:44 am

      Horta dee doodu waxey tahey in boqolkiiba 80 safiradii Somalia lomagacabey hawiye. Sadbursi Iyo in dowladii halbeyl u badatey waa sax taasu. Hadii marka somalidii kale kahadasho oo tiraahdo waa cadaalad daro. Hawiye ma inuu garqaata mise waa inuu Sidiisi dameerka uciyo oo kaadi iyo xaar iskudaro Miyaa. Aniga waxan leeyahey somalida kale in Alleh wax igu Darey dameero waxadna kagaraneysaa magaca hawiye muxuu yahey? Waa father of monkey.

      Reply
      • ADUUNYO June 25, 2013 at 10:48 am

        Dad bini aadan ah inaad father of monkey diraahdo is not funny, anigu ma ihi hawiye, balse ma illowday Halgamaa Cabdullaahi Ciise yuu ahaa? Aadan Cadde yuu ahaa , General Daauud yuu ahaa?umadda walaalaha ah hasii kala fogayn najaasada aad soo qorayso , by the way MJ baan ahay, hawiyena waa wlaalaheen, waa niman maxamuud saleebaan ah, marka aamus , Nacas Fooqal nacas !

        Reply
  44. Wanag badan June 24, 2013 at 2:16 pm

    Ninka labaxay Maxamed yusuf Hawie damer mahn lkn waa darood dhabe. waxad labarooranaysa waa balaydii uu idin ku dhigay 1991mana ilaaweysan waligin ileen waa tariikh lama ilawane. Hadana in adan waxba ka hayn muqdisho wag aragta dowlada Fedralka hada jirtana sidokle.
    Safirka Ethopiana waxaa loogu magacaby ina csalan waa siyasad hawiye purland iyo somlind in uu xargaha u jaro waaye. o dowlada somalia aan laga wiiqin Ethopia injirey dhan keeda. lasco siyaasiyinta Hawiye tedkle hawiye wacalo mahn sida darood oo kle Geedna lagma soo dagin badna lagama soo helin ee wadad muqdisho ku dhashy oo ku dhaqmay. tariikh baro. Purland

    Reply
  45. wadani June 24, 2013 at 9:54 pm

    asc horta illah halaga baqo caydana waadan bi hala dayo umada musiiba rabaani aya haysata waana cadahay hadan kahadlo xaga qabiilka darood iyo hawiye hadeysan waxba isku ogoleyn umada kale xilka haloo dayao taas ayaan xal u arkaa maxa yelay hadi ay saan kusii socoto gumeysi rasmi ah ayaa laga layaa marka arinta kale ee jirto waxa ay tahay miyeysan qabaa ilo kale wadan ka joogi oo qabiilki qaldan runta ushegi kara mise way baqayaan qofki qofka qaldan runta u sheegi wayo walalkina ha ahadee waa munafaq wabilahi tawfiiq

    Reply
  46. FARXAN June 26, 2013 at 9:06 am

    WAXAA SOMALIDA CAQLIGA LEH IS WAYDIIYAAN HAWIYE CAQLI INTEE LEG AYUU LEEYAHAY,TUSAALLE ,1.DAGAALKII SOKEEYE WAXAA RIDAY IYAGA.
    2.WAX DALKA SOOGALIYAY CIIDAMADA AJAANIBKA IYAGA,SIDA JABUTI,BRUNDI,SERILION,I.W.M,WAXA DADKA IYO DALKU KA DAGI LAYAHAY WAA AYAGA,WAXA AAN WAX DAD U OGALAYN WAA IYAGA SIDA WAXXAY SHICIBKA KA BOOBEEN OO XAMAR YAAL.WAXAA TAAS KASII DARAN, WAXAY KU FAANAN MJ DAGAAL MAYAQAAN SI YAASAD MAAHEE,WAXAY ILAAWEEN IN HAWIYE OO HURDA IN MJ DAGAAL DHEER LA GALAY DAWLADII SIYAAD BARE, IN AY AHAAYEEN MADAXDII UGU BADNAYD DAGAALKII GUMAYSIGII 1964 ILAA 1978,WAXAA LAYAAB LEH HAWIYE OO WATA SOOMALI OO DHAN SIDA JAREER IYO QAAR DAAROOD AH, IYO HUBKII SOOMALI OO DHAN IN AY QABSAN WAAYEEN DHUL MAJEERTEEN SIDA GAROOWE,BOOSAASO,IWM LAAKIIN AY GAADEEN GAALKACYO AYSAN FADHIYIN WAX BADAN, MARKA BAL IN AY CAQLI XUN YIHIIN AYAGOO WADA JIR AH BAY QABSAN WAAYEEN OO WATA SOOMALI OODHAN MARKA KULA TAHAY ADOO KALI AH IN AAD MJ KU DHACDO.WAXAAAS MARKAAD FIIRISID WAXAA KUU SOOBAXAYA IN HAWIYE UU SAN CAQLI SAAS U FOG LAHAYN, TAN KALE HADII MJ OO USAN IS HUBIN WAA BAQI LAHAA LAAKIIN WAXUU GUMAYSAN JIRAY AABAHAA, AWAWGAA ADNA WAA LAGU GUMAYSAN AMA DALKU HAKALA GO, AAN ARAGNO CIDII WAX WAYDEE, WAAYO CAQLIGAAGA AYAA AAD U YAR MARKA WAX INTAAS KABADAN MA ASTAAHISHID.

    Reply
  47. Pingback: ray ban sunglasses outlet store

  48. Pingback: Internet Mercado Blog

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>