Chief Editor

Jawaab lagu dharbaaxay Abdulkadir Aroma -From Somali to Samaroon

Jawaab lagu dharbaaxay Abdulkadir Aroma -From Somali to Samaroon
Decrease Font Size Increase Font Size Text Size Print This Page

Anigoo tixraacaya qoraalka C/qadir Oromo ee aflagaadada ahaa FROM SOOMAALI TO SAMAROON.

Cadiqaadir Oromo Dareenkiisu waa Dalaguu Beertaaye

Damiirkaba Magalin Ilayn Dawladbaad Noqone

 Malaha Wuu Soo Kama”ay oo Waa Kas Aadama´e

U Kaadi Dhaha Kani Waa Kun Ciil Aadmi Kala Goyee.
Waxaan aad uga xumahay marka hore nin aan ku ogaa in uu yahay nin qabiil oo hadana iminka iska dhigaya nin qaran malaha qabiilka ayaa ka fiican qarankee waa waxii soomaali halkaa dhigay, waxaan ku ogaa Oromo in uu book yar yar oo aad moodo sheeko caruureed uu yidhaahdo had iyo jeer kaga hadlo Daarood iyo Hawiye, oo uu leeyahay daarood uma dhalan dhulka soomaalida ee waa lagu soo daad gureeyey hada ninkani hawiyana uma roonayno hadii uu ka waayo dantiisa waxaa uu odhan jiray maaha reer fiican tusaale waxaa iiga filan maqaalo uu ka soo qori jiray joornaalada xamar isaga oo aad u caayi jiray Janaraal caydiid markii uu ka talin jiray xamar isaga oo kolna Cali mahdi u tagi jiray kolna ka soo noqon jiray,

Cabdiqaadir waa nin aan garanayn milgaha wax qorka ilayn haduu garanayo Samaroon ma dukheeyeen mana yidhaahdeen waa reer ilaa gabdhahooda ayaa Madaxweyna raba Xaashaaye aniga reerkaagu cay igama gayo ilayn adigaa hore u caayey laakiin waxaan kuu sheegayaa in ayna hawli kaaga banaanayn adiga Profosorka Somali ugu mudan iyo Samaroonba, waxaa tamar iyo xoog in aad galiso kaaga baahan waa reerkaaga oo ah mid u baahan midnimo iyo wada jir si hormarka Somaali ku soo foole looga wada qayb qaato ama atliisti aan hawlaha badan ee soomaali hor yaala aan u fududayno tamari yey kaa galin Samaroon iyo Aqoonyahankiisee gali Galmudug , Ximin iyo Xeeb , Dhuusamareeb, iyo Guri ceel. Kuwani ayaa u baahan soomaalinimada aad ka sheekaynayso iyo qalinka aad u qaadatay cid aanay dameerkaagu ku gaarsiin ama ceel iyo biyo aadan ku kulmayn Waad aragtaa aniga oo ay iga hayso lexejeclo in ay reeraha dariskaagu midnimadooda adkaynayaan laakiin kaagii dayacan yahay sax gudahaaga oo iska ilaw Prof. Samatar iyo reerkiisan sida fiican u soo dhaweeeyey mise waa  kaa hinaase oo waad yaabtay ninkan Samatar sida ay Reer Soomaaliliin iyo Tolkiiba u jecel yihiin.

Cabdiqaadir waxaa kuu fiican in uusan  qalinku kaabaydhin oo aad xoog badan galiso midnimada gobolada dhexe ee aad moodo in ay hog ku sii dhacayaan.Waan ka naxayaa oo wada jirkoodaaan jecelahay maxaa wacay Soomaalinimada ayaa sidaasiya.

Prof. Anagaa idiin soo dirnay waxaanan lahayn ha ka faaiidaystaan laakiin waad garan weydeen sidaasi darteed ayaan dib ula soo noqonay, si aan anagu uga faaiidaysano markaa cabdiqaadirow ha ku habsaamin ee jidka kuu banaan raac .

Mid kalana waxaan idhi, waar nin aadan gaadhayn in aad tuur tuurto maahayn  waa kuma ninkaasi waa Ninka aad tidhi askari yar oo NSS ah ayuu ahaa waa Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin waa ( Saciimkii Soomaaliland )  waa ninkii yidhi markuu cabdilaahi yuusuf oo kaare korsani yimid Xamar ( Xamar ciidan uma baahnee Caqli ayey u baahan tahay ) ilaa iminkana waataa xamar wali  haysata , caqligiii aan idiin soo dirnayna waad garani weydeen oo reerka waxaa ka dhashay Cabdiqaadir Oromo iyo Muuse Suudi .Waxaa kale oo mudan in aan sheego rag waaweyn oo ka dhashay reerka Sida Yusuf Garaad iyo Sh. Cabdirisak Sh. Aadan iyo Daahir Calasow.

Waxaa kale oo aan u sheegayaa Mr. Oromo in dumarku ay yihiin Hooyo kuwo kula dhashay iyo kuwa aan u dhaxnay iyo kuwa aan dhalnay mana ahayn in aad tidhaahdo Dumarka Samaroon waxay wada doonayaan Madaxweyne maxaa wacay dadnimadaa ku jirta hadaad tusaale bixinayso Prof. In aad ku ekaatay ahayd.

Waa ay ka faaiidaysan wayday Prof, Samatar Muqdisho , hadii aan kala soconayna iska dhaaf hinaase la boodka iyo xaasidnimadoo, siday dadku u soo dhaweeyeen adiguna u soo dhawee, taasi ayey dantu ku jirtaaye.

Waxaa kale oo aan kuu sheegayaa in aan jecelnahay Soomaalinomada, hadii la waayana aan Jecel nahay Soomaaliliindnimada, Hadii la waayana aan jecelnahay Samaroonimada.

 Qof kastaana Miraha uu beeruu guurtaa taasina  waa sabata igu dhalisay inan jaleeco mowduuca aad isku dhex yaacisay ee nacaybka iyo xuunku ka buuxo.

 Hadan tixraac ku sameeyo hadalkaaga qadafta ah adigoo kasoo gudbay xadka uu lee yahay c/qaadir oromo isagoo cadeynaya inuu yiraahdo Samaroon dhamatii waa madaxweyne doon waliba raaciyey dumarka taas o ah meel ka dhac wayn ah miyuu moog yahay Oromo meeqa ilma aderadiis isku layey madaxnimo oo u dhintay oo la yaqaano iyagoo an gaari hadafkii ay lahayeen madaxana ka maray buufis madaxtinimo iyo adigoo ka qoray bugaag badan sida 10,000 toban kunleey, dhagax kariye iyo bugaag kale oo faro badan maanta hadad nagu tilmantay madax jeceyl waa wax looga fadhiyo ummada somaliyeed lakiin shakhsi inaad ku ekaato ayuu ku qurux badan yahay warkaagu.

Dhinaca kale hadan jaleeco propagandada aad ka faafinayo Profesorka maha mid umadu ay ku wada qanacsan tahay ama la taban karo warkaaga waxaad ka soo urusatay oo kaliya mucaaradka qofkana mucarad wuu yeelan karaa, cabirkaaga ku aadan Profseka wuxuu u eg yahay mid cadifadaysan oo aanan xaqiiqda ka hadlayn adigoon la kulmin ama la sheekeysan profesorka iyo fikirkiisa ku adan soamlinimadiisa madaama aad qoraa tahay waxaa ficanan lahayd inaad xaqiiqda si wacan ogaato oo an lagu marin hababin ama warbixin qaldan lagu siin.

Tan kale ina ku xad gudubto qofka isirkiisa ama internal affairiskiisu diinta waa ka mamnuuc oo aad ka shekeyso adigoo dadku aminsan yihiin inad tahay qoraa kuna soo bandhigaya fikirkiisa public, waxaan jeclaan laha inad ka ilaaliso hadlkaaga xanafta badan kana dheeraato eexda iyo nin jeclaysinimada.

 ( INDHO LAGU XAQIIJIYO RUNTU ARAGA MAAHEE AAMINKEEDA WEEYAAN )

Wabilaahi tawfiiq

Ahmed Nuri

Ahmednuri459@gmail.com

34 Responses to Jawaab lagu dharbaaxay Abdulkadir Aroma -From Somali to Samaroon

  1. warda June 21, 2013 at 10:00 pm

    maxaa laga faidaysanaa u hayaa waa oday dabeecad xun, waa oday cuqdadeysan , waa oday raba wax usan shaqaysan oo bisil miiska lo saaro kadibna cuna waa oday abaalkii lagu lahaa ku badalay cay iyo aflagaado maxaa loga fa’ideystaa nin canshuurtii shacabka u wax ku soo bar tay abaalkeedii ka dhigay aflagaado odayasha markay duqobaan waxay noqdaan asaasaq wadankii u wax ku bartay kuna shaqo bilaabay waagu ka dhoofay waxa ugu soo xigay asagoo leh aan idin xukumo labatankii sano ee dhibka ka jiray somaliana wax u uqabto iskadaaye warbaahinta u la taagnaa dhaleceen in usan dadnimo laheena waxa ku cadeey naaya markii la diiday hogaamintiisa wuxuu ku laabatay sidii awalba caadadiisa aheed in u soo caytamo xamarna maaha meel ururiso odayasha asaasaqay ninkii abaal gashataana wuu helayaa ee xamar asaga oo kale way ka marantaaye idinka meel geysta waxaan heysanaa wiilal yar yar oomaskax fayoow ee na hogaamiyee waxaan maqli jiray tiisa daryeela tu kalena ku daree haduu wax tar leeyahay gobalkii u ka soo jeeday uu hal school xatee ka furi lahaaye ee asaga uun ka adkaada yuusan xamar danbe ku riyoon waqooyina hadii wax laga faa’idaayo kuwii asaga ka horeyey ayaa wax ka heli lahaa waa kuwaas maalin walba xamar u soo kala dhuuntee

    Reply
  2. IDIL June 21, 2013 at 11:58 pm

    Warda, Walaal xishoo dee, magac wanaagsan ayaad sidataaye.

    Meeshan wax assaasaqay ma joogaan, waxqabadkana weelka lagu miisaamo la iskuma raacsana’e.

    Aynu dhawrno dharaaraha, Soomaali, kala maarmi mayso, yana isku talax tegin, taladayda weeyaan.

    Haddaan wax comment-garaynaynno ugu yaraan aan isku soo dhawaynno Afkaarta iyo Quluubta Soomalida.

    Thnaks

    Reply
  3. umu amran June 22, 2013 at 12:11 am

    WARDA walaahi waad ku sugtay sidee u asiibtay waa in taan oran lahaa barafsoornimooy xaal qaado. maxaa loo gefey magac aan la istaahilin.samatar samaroon awalba naf aduunyaa waday oo kursi jaceel ayaa keenay ee cidna wax uma qabaneeyn, soomaali nimana kuma jirin ee waxaa ku jirtay samaroonimo, waayo haduu doonayo in uu dad wax uqabbto ama soomaalinimo kaantay,wuu joogilahaa, ileen shaqada kursiga kaliya laguma qabto,ee meelo kale oo uu wax kaqabto ayaa ubanaanaa, waxaana kasoo yeeray markuu waayey kursigii caay iyo qabyaalad, laakiin waxaan la yaabanahay barafsoornimada la sheegayaa ma nuucanaa,
    isagaaba is qeemeeyey ee yuu giimo u leeyahay, isaga iyo umad kaloo badaniba kursi jaceel iyo daneeste nimaa keentay markay waateena waa xanaaqeen,adeer hadaad daacad tahay dadka aad lajoogto ee xaqooda la haysto wax u qabo,oromana waa kaa wadanisan yahay waana ragii haaw iyo janaraalgerbe hilibhooda ciida kujiiday ee adigu maxaad qabatay, afka qaloocan ayaad taagaysaa. duli fowqa duli.

    Reply
  4. webi shabeele June 22, 2013 at 1:05 am

    Acw. Walaalaheey Hawiye waxaan idin leeyahay isku xishooda. Maanta waxaad tihiin madaxdii waddanka marka waa in aad muujisiin xilkasnimo iyo dulqaad aad u fidineysiin beelaha kale ee ummadda Soomaaliyeed. Jawaabtaan markaan aqriyay waxaa ii soo baxday qofka soo qoray in uu si miisaaman oo taxaddar leh wax ku soo jiheeyay waana waxa loo bahan dareenkooda iyo damiirkooda in eey difaacaan ayagoo wadada ka leexan oo si fiican u abbaareen shaqsigii eey doonayeen in uu warka gaaro. Taasna weey ku amaanan yahiin.
    Prof. markii uu xamar ku sheegay qashin badan oo uu ka dhigay magaalo aan waligeed dagaal ka dhicin waxeey ceeb ku noqotay dadnimadiisi oo meel 20 + sanadood dagaal ka socday uu yiraahdo weey qashin badneed waa lala yaabay oo waxaa dadkii oo idil isweydiiyeen sidee Prof. wax ka yahiin marka taas waa wax dadkii oo idil ka yaabisay marka ma aheeyn in wax loogu daro sababtoo ah uma baahna in wax kale lagu sheego.
    Gabo gabo ha layska ilaaliyo aflagaadada beel oo idil. Wabillahai Towfiiq.

    Reply
  5. waankuarkaa June 22, 2013 at 1:27 am

    horta yaabmaleh samater inuu caayo xamar waayo xilbuu kadoontey waana soo
    waayey Oramana inuu U jawaabo iyadana wax xun maaha waayo caasimadii dalka
    iyo umad labo milyan kabadan ayaa ku nool oo soomaaliyeed umadaas hadey u jawaabiwaayeen samater dadkii dad u xigey aynen u jawaabin xaqbuu u leeyahay
    Oromo inuu afhayeen U noqdo reer muqdisho reer muqdisho maantey ma arki karaan
    qofkii wax Udhima iyo qofkii wax utara waayo dhibkaa ka tira batey——

    laakin waxaa yaab iyo ama kaag AH daahir calasow inuu isku dhereriyo Oramo
    warheedhe hadii qaarka danbe lagaa hayo oo reerka xidid tihiin
    reermuqdishana hiilbey kaaga baahneed markii la aflagaadeenayey
    ee oramo inaad u xniiyo weenaato waa doqonimo waayo waxaan arkaa
    qoraaladaada ood isaaqa uun ku caaydid oo isku mashquulisid meeshii
    lagaa rabey butlaan inaad maqaalo ka qortid misa waxaad leedahay
    maataa ii dagan halkaa waayo qoraaladaada ayaan aqaan
    oo inaad maqaalkaan qortey laba qof kudoodayaan waayo adaa isku amaanaya
    ama caydiid ayaa ku amaaneeysaa webkan inaad iskaleedahay ayaan
    garaney waayo dadaan idin aqoon baad isku amaantaan
    adigayo reer galmudug somali sidey u aragtey butlaad ineeyan waxba meesha
    ku hayn ayaa mardhaw galmudugna loo arkaa walaaladey ahlusuna iyo
    ximan iyo xeeb danihiina ka tashta awooda iyo siyaasad aqli iyo waxtar
    Adinkey idinka go daa waqtigey noqoto uun waa idiku dabafeelee
    nin marna tolkii ku digta marna ku faano yaa habargidirey dhaha
    waa idinka sacad ah idinka iyo majeerteen la idinbarey kkkkkkkk

    Reply
  6. Timacadde June 22, 2013 at 2:09 am

    Proffessor Ahmed waa nin ilaahay caqli & Cilmiba siiyey. Waa nin wax tari kara aduunyada ciddii uu u tagaba. Mujtamac kasta oo uu dhex tago waa nin wax ku kordhin kara, ama soomaali ha ahaadaan ama cid kale ha ahaadaan.
    Qoraagan waxaan leeyahay: Ha ku khasaarin jawaab aad qorto Aroma ma istaahilo. Qraalada add sheegtay ee u Aroma qoraa mar walba waxay ku wajahanyihiin qayb ka mid ah mujtamaca Soomaalida oo loo yaqaano Gaas Dhagoole. Kuwaasuu lacag kaga gurtaa waxa uu qoro. Ninka indheer garad ka ah ee Soomaaliyeed wuu ka yaq-yaqsoonayaa waxyaabaha Mr. Aroma afkiisa ka soo dareera ee uu qoro. Xigmad ka fog iyo wax Soomaalinimadan aad ka hadlayso u eg. Kaliya wuxuu ku faanshaa Qabiilka uu ka soo jeedo, oo hadaynu wax garad nahay aan inaga mudnayn in aynu wax xun ka sheegno. Aroma wuu is faanshaa. Markaa shib ka dheh, ha is nuugo inta nolosha uga hadhay eh. Waxaa iyana iga dardaaran ah Proffesor Ahmed yaanuu nagu cidlayn Xisbigii aanu u hanka weynayn ee Hiil Qaran.

    Reply
  7. Barkhadle June 22, 2013 at 6:15 am

    War barfasoorku waa liitaa!!!!! Sidee alla u galay. Gabbal daya miyu noqday. Oromo awalba fikkirkiisa waa la ogaa. Samantar aan sugno inta uu jago siyaasadeed ka waayayo Somaliland amase Samaroon.

    Reply
  8. saylac boy June 22, 2013 at 7:20 am

    anigu waxaan lee yahay OROMO intaanad prof axmad ismacil samatar wax ka sheegin horta adigu bal isku day maqaamka uu ka gaadhay inaad gaadho xataa hadii aad gaadhiwaydo isku day inaad ku dhawaato markaas ayaan ku jawaabayaa mr OROMO lakiin intaa ka hoosayso prof axmad ismacil samatar anigu waxba ku odhan maayo waanad mahadsan tahay

    Reply
  9. wiil bari June 22, 2013 at 7:22 am

    Kkkkk waa kuwaas gabdhihii samaroon ee uu sheegay aroma kk wardo ayaaba ugu horeeysa waanaago loowloow ah
    Aroma waan naqaan qoraaladiisa cid uusan fooda daran runa ka sheegin majirto
    Habargidir uu ka dhashay ilaa somaaliween dhan

    Marka gabdhaha samaroon qoraaga yeeysan ugafin

    Reply
  10. Wiil Hawiye June 22, 2013 at 8:20 am

    Asc, waxaa la yaab leh horta ninka difacaayo Ina Samatar sidoo kale Samaroon oo aan ognahay in uu asalkiisu ahaa wacal ama aabe la’aan , marka walaalayaalow iska daaya waxa aad ka hadleysaan ama aqoon u la haada , teeda kale kuwa qora website yada waxaan lee yahay waxaan oo kale ha inoo soo qorina fadlan . Waanu wada ognahay samar waa nin xil ku waashay qolada uu ka dhashay na waa ka sii daran yihiin xil somali na arki maayaan mid gobalada waqoyi ee besha Isaq na arki maayaan ee yeydan idin daalin warkana qiimo ayuu lee yahay ee ha iska soo qorin waxaan oo kale fadlan , walaalaheyga comment ga halkaan ku soo qoraayana waxaan lee yahay yeysan kuwan waqti idinka dhameyn ayagaa meel cidlo ah ku soo dhici doonee ..

    Uh dheh Samaroon iyo Samatar

    Reply
  11. sadka June 22, 2013 at 8:29 am

    Aniga wax badan odhan maayo hadal murti baa laga raacaa waxaan wax u sheegi hawiye. Hawiyoow soomaali yaa maanta kaa liita .waa iga suaal.ninka udinka caqliga badan ee hawiye cawaan wax usheegayaa ma in cay loogu abaal gudaa.oromooy reerks aad ka dhalstey ee habargifur wax usheeg samatar wac kaagama baahnee.ee guryaha muqdi s ho cooga ku haystaa ee somyluya degaanka ku lahayn kuwaas baa wax sheeg kaaga baahan

    Reply
  12. RRA June 22, 2013 at 9:31 am

    Aniga waxey ilatahay proff. samater strategyadiisa wuu ku guul dareystey maxaa yeeley gobalada waqooyina marhore ayuu caayay, somaliweyna haduuba kabaxey marka future kiisa waa 0

    Reply
  13. Abdurahim June 22, 2013 at 9:50 am

    Qoraaga maqaalkaan waxaa ka buuxda qabyaalad iyo cuqdad, war C/qadir Aromo waan ognahay sida Soomaalinimada ugu weyntahay mana ahan Caada qaate sida Samatar iyo Riyaale Dameer oo caqligoodu siiyay in eey Isaaq kabaha uqaadaan.

    Reply
  14. mohamuud June 22, 2013 at 9:59 am

    siyaasadu waa wax is bedbedala laakiin waxaan shaki kujirin anigoo aan cidna xaqirayn prf samatar inuu yahay nin firfircoon wuxuu aaminsan yahayna lagaban..markii uu madaxtinimada Somalia isu soo taagay kamuu duwanayn soomaalida kale ee kursiga wada rabtey isagoo waliba dheer aqoontiisa..samatar kama liito salaad Cali jeele ,yuusuf garaad, cadoow..xaqna wuu u leeyahay inuu wadanka maamulo…waxaaan aaminsanahay 100% inuu ka fiicnaan lahaa culusoow oo markii ladortay qaatay durbaan qabiil

    Reply
  15. xasan faarax June 22, 2013 at 10:11 am

    Waxaan Cabdulqaadir Oromo aan dhammaantin idin weydiinayaa horta hore: Muxu soo bartey? Xagee bu ka shaqeynjirey dowladii Kacaanka?Waxaan maqley in uu Wakaalada Ganacsiga (ENC) u karaani a ahaa.

    Reply
  16. liishka June 22, 2013 at 2:08 pm

    WIIL HAWIYE
    beenaale
    waxaad magaca u soo qaadatay in HAWIYE la caayo horta cid aad tahayba adigaa WECEL WECEL DHALAY AH umad aadan gaadhi karin ka leexi afkaaga uraaya
    kabahoodana magadhiD duli xoola ah ayaa tahay oo ciyaala suuq ah
    prof SAMATARNA in uu REER KOONFUR ISKU MASHQUULIYO MAY AHAYN waxaa u roonayd in uu dhulkiisa ula yimaado kartidiisa iyo aqoontiisa DADKAN ORGOBAYAAL AH oo aan rabin nabad DAWLADiyo somalinimo ayuu waxkhti isaga lumiyey aad ayan uga xumahay in uu meel bahalo galeen ah itago OROMONA cid uu u roon yahay lama arag waa ninkaa cayda dadka shaqo ka dhigtay SAMAtARNA MAYDKIISA OO SHAN HABEEN BARYEYNA MAGAADHO
    dhulkiisaa ololaya wax ha i qabto

    Reply
  17. liishka June 22, 2013 at 2:40 pm

    warda
    waxa asaasaqay waa dadka dhulkoodii gubaya ee caqli xumo ay qabaan dadkale ku shaqaysanaayo oo sidaa adoomaha loo adeegsanaayo XAMAR WEY URAYSAA WAXAA KA SOO URAAYO WAA MEYDKII DADKA IYO DHIIGA maalinkasta ku daadanaayo INAGODANE AYAA 7 SANO DHULKIINA KA dhigay qashin qub runta ayaan idiin sheegayaa cid idinka caqli xun soomaali kuma jirto qabiilkastaa dhulkiisii wuu hagaajistay HAWIYE WAA GOORMA GOORTAAD WAXGARATAAN 22SANO
    HABARTA UMU AMRAN
    NAA RUNTA HADIIDIN HAWIYE CARUURTIINII YURUB JOOGTAY XATAA INA GODANE AYAA U SOO WACDA SI UU XAMAR UGU QARXIYO
    UUUUUUUUUUF HAWIYE DABAMADOOBE CAQLIGU WAXA UU KA GALAY DABADA IYAKII AYAA HESHIIN LAH OO SAGAAL MAAMUL SAMAYSTAY OO AAN MEEL USUGU IMANKARIN HABARGIDIR AYAA 3MAAMUL AH OO MEEL GAADHILA CIIL BADANAA MIYAANAY ARKAYN DARISKOODA PUNTLAND
    DAAROOD 3DAWLADOOD AYUU SAMAYSTAY IDINA HAL AYAAD KU HESHIIN LAADAHIIN CABDIQAASIN WAXA YY KA DHAQAAQI WAAYEY HABARGIDIR SH SHARIIF WAXA MADAXTOOYADA KU RURUSHAY OO AY DAWKADIISII JA SOCON WEDAY WAA HAWIYE
    KANI GURGUURTE MARNA QOSLAAWE WAXA UGU WACA OO UU KA SOCON LAAYAHAY WAA HAWIYE BALO IDIN LA DAGTAY

    Reply
  18. meen June 22, 2013 at 5:31 pm

    wiil hawiye
    asalkaaga ayaa WECEL WECEL DHALAY AH IN AAD ILMA XAARAAN TAHAY MAXAA DHULKAAGII UR IYO QASHIN KA DHIGAY OO MAYDKA IYO DHIIG QUL QULAAYA DHULKAAGII AYAA QOFKII TAGAABA KU JIRANAYAA YAA ILAMA XAARAAN

    Reply
  19. Wiil Murursade June 22, 2013 at 6:29 pm

    War hawiye samaroon uu fuga.British ka aa sheegay marka uu soo socodo soo daayaa markaa uu ka baxaayona gadaal ka toogo.
    Waxaan ciise dhahayaa sun la dhaca,Jabuuti hub sun ah ha siisoo
    ciisaha sii ay samaroon ugu tirtiraan.Eithiopiana waxaan dhahayaa
    samaroon ONLF mucaawino bay siiyaan sun ku fura.

    Prof samatar somaliland ha soo eriyaan waa sun.

    Reply
  20. Xsan June 22, 2013 at 7:27 pm

    Ninka labaxay WIIL HAWIYE waad edeb darantahay HAWIYE matihid waan ogahay
    Aniga ayaa HAWIYE weliba HABARGIDIR AH waad u geftey SAMAROON waa dad sharaf leh
    adiga oo ah majeerteen iska dhigaya HAWIYE ha ku qaraaban magaceenna nacaladi kugu dhacday.
    SAMAROON waa dad sharaf leh meeshaan kuma aflagaadeyn kartid waana ku ognahay
    marlabaad waxaan ka xaal marinayaa Samaroon khaladka uu geytey ninka magaceenna ku ciyaaraya waa nin aan u dhalan hawiye waayo hadduu hawiye yahay sidaa uma caaytameen waana nacas aan garaneyn sida wax loo qoro
    SAMAROON waxaan leeyahay xaal qaata oo ninkan ha u jawaabinina waayo in loo jawaabo ma mudna marlabaad waxaan ka xumahay in beel sharaf leh lacaayo
    wabilaahi towfiiq

    Reply
  21. wax garad June 22, 2013 at 10:30 pm

    Hawiye bal anoon wax caya oo ilaahay maalintiisa uunan iwaydiin hal su,aala iiga soo jawaaba qofka waa la,la doodaa hadaad rabtaan inaad iska celisaan ambaba weerartaan laakiin cay iyo aflagaado waxba idin soo kordhinmayso xataa idinka ayaa isla yaabaya waxaad qoraysaan hadana ficil foolxun ayaa idinka xoog badinaya taasood aakhiro iyo aduunba idin seejinaya waata xamar 23 years ago aad naf iyo maalba aad ku dhamayseen ilaa hadana xal soo muuqdaayina jirin ILLAHAYNA FARAJ ha idiin bixyee maad sida dadka caadiga ah u ficiltantaan ama ilaahay UTOOBAD keentaan oo DAAROODKAAS idin xiga isku dhiibtaan kolay wax uun buu idinsoo kor dhinlahaaye OROMO waa qoraa sidaad noo sheegteen hadana waxan uusoo malmaluuqay waxaa lamoodaa inuu soo qoray nin aan waligi milgo iyo aqoonba meel usoo marin ba fiiri maqalkan meesha ku qoran iyo ka uu qoray waa KAAF iyo KALA DHEERI bal idinku waxaad soo qoraysaan eega xataa lafihiina ayaad DULMAYSAAN oo cay aad miciinsateeni waa cad doqonimo walaahi anigu waxaan ahay SAMAROON oo walaahiya hadana HAWIYE anagoon isasoo gaadhin dhul ahaan waxaan ahayn CALANKA BLOUGA,AH hadana imika aan aad u nacnay markaan idin aragnay habdhaqankiina kana fikirayno hada aayahayga MUSTAQBALEED hadana marnaba idin caayi mayno wa,ayo caydu sidaan kor ku xusay waa cad doqonimo oo raganimo ka fog se qoraal bilaa delqaafa ayaan wax walba idinku sheegaynaa ogaada kolba sidaad wax u qortan waa qiimayntiina ogaada mustaqbalkuna sidan ma,ahaanayo ee ama sida raga isku daafaca ama sidaa xun eed wax u qoraysaan ku socda ilaa inta aad tusaalaha foolxun aad biixinaysaan ee la odhandoono sidii reer hebel ayaad wax u qoraysaan.

    Reply
  22. Ahmed jermal June 23, 2013 at 12:40 am

    salan kadib waxa aan aad ula yaabay reerkan hawiye ee hadi xamer wax laga sheego wada sasaya waxa an ni dhihi lahaa waa waxa xamer u hagagi ladahay waa waxaasi war inta aad joogtaan hawiye mamulo xamer walahi in ay wax ba ka hagayn mia kale prif samter waa shaqsi abaha aqoon ta somaliyeed aabaha wax barashda aabaha maskaxda nin hawiye wax tara mooyane hawiye wax ba tari mayo samter waxad ka faaiidiaysan waydeen Wariye Yusuf Garaad ba hadal dhameeyay Xamer hadi ay Ka faaidaysan waysay tolow Hargaeisa m

    a ka faaidaysan

    Reply
  23. wiil majeerteen June 23, 2013 at 5:15 am

    nimaan talin jirin haduu taliyo nin aan tagi jirin baa taga tan kale nin dameerahooda loo diidijiray in ay magalada ku xaaraan baan maanta raba in ay somali u taliyaan wa nasiib darada somali haysata , laandhere gob ahaan jiroo gocoshadii hayso iyo kii ka gaabnaan jiroo haatan garab taagan labadaaso wada gudboon yaa u garnaqi doona. waa nasiib xumo in reer dameeralay ay maanta caayaan samaroon iyo prof samatar oo ay garan waayeen maskaxda u uwaday as a trainer in u sheego waxa dowladnimada la dhaho iyo sida umad loo hogaamiyo, war samaroon ma gaarikartaane boqolaal sanay idinka horeeyaane qadafka umada wanaagsan halaga daayo oo umada somaliyeed siday ahaan jireen hala xuso(kulu shai yarjucu ilaa aslihi
    ) aad baan oga xumahay oromo oo wadanka dadkii u talinjiray markii ay u taliyaan o cadaaladau timaado wajibkiisu yahay in lagu xukumo waxa aan wali qof somali ah lagu xukumin baa maanta prof samatar caayaya sorry wa nasiib daro

    Reply
  24. somalisax June 23, 2013 at 6:02 am

    HORTA CILMISOOMAALAAY XAAL QAADO ILAA IYO HADA ILAA 90S WAXAAN ARKAA RAG SPOIL AH OO WAXAY RABAAN HADAYWAAYAAN CAAY UUN KUUGU BADALAYA PROF OO QURA MAAHA DHIBKEE WAXUU HAYSTAA SAMROONOO DHAN OO LAGU TILMAMO DAD DHAQANKA TIGREEGA LEH OO AAD U XAASIDA MARWALBANA DHAN UUN U CEYMADA MARKUU RAYAALE MARQAAN MADAXDA KA AHAA SOMLAND SAMAROON WEY OGOLAAYEEN LAND NIMADA MARKII AY SAACADII DHAMAATEY DAAROOD BEYLAQABSADEEN IYO MEEL AY WAX KA LIQAAN WAAYO ISAAQU KAMAANAY AARGOOSANE GOBANIMO AYAY KAXIGEEN MANA AY IS QARINOO WAXAA LAYIRI DHAGARQABE DHULKAA U DHAQDHAQAAQA MARBA QOLYAHANAAD KU BIIRAY SAAN HADAAD WAX KAWEYDAANA MASIDA XAMAR AMA SOMALILANDTII IDIN HORUMARISAY AYAAD DHABARKA KA QANIINAYSAAN OO DAROOD OO SOOMAALI KALAREEBAY AAD U GACANHAATINAYSAN .
    TAN HAWIYANA DADKU HADUU GOB UUN YAHAY CEYDU WAXBA LOOOGAMA QAADAYO CANSHUURTII HAWIYE AYUU WAX KU BARATAYE SAMAROON OO INDHAHA XAFAJADA ISKABA GURI WAAYOO ISAAQ KAGURAY HADANA CADAW U SOO RAACEY MAXAN KALAHADANA GOBI WAAUN GOBOO LAGUNASTAA,LAGU LADAA EE GUNINA MAXAAD KATAAQNN ASTAAMOHOODA IDINKAA IDIIN DIRAY HOMEWORKAAS

    Reply
  25. GUURTIHAWIYE June 23, 2013 at 6:11 am

    DADKU WAA GOB IYO GUN MSXSSD U TAQAANAN LABADAAS SIFAHOOHOODA. GOBI WAA NIN AGTIISA LAGU DHARGO LAGUNASTO LAGU BULAALO HORUMARNA KUU OGOLOO AAN KUDHAHEYN YAAD TAHAY GUNA WAA WIXII CARO HAWIYE XAGAA U DHAAFSIISANOO ANAD KU LADEYN ADOON QABIILKAAGA SHEEGIN AMA AANAD XIDID BAANAHAY AANAD SHEEGINOO SOOMALINIMADU LAGAMA YAQAANOO YAAD TAHAY BAA SHAQEYSA . NINKANA PROFF ALEEYAHAY SAMAROON AYUU U DHASHOO SHALAY SOMALI MARKEY MADAXWEYNA LASIIYAAY OGOLAA MARKII TIME KA DHAMADEYNA DAAROOD U GACANHAATIYA WAACEE NINEY SOORI KAAQAADEY BAAA LADHIHI KARAA HAWYINA CEYDA WEY KU BULAALEEEN WAAGOBE DHAG HAU DHIGINA RAGA DHAQANCELISKA U BAAHNOO MASEERKU WAALEY

    Reply
  26. gujus June 23, 2013 at 6:51 am

    su,aal prof. samtar dayrkii maka ma gubin dalkiisii somaliland iyo dadkiisii ayuu ku soo noqday, yaan lagu mashquulin prof.samatar iyo reerka samaroon oo ah reer sharaf iyo cilmi ba leh. intaadan prof samatar iyo dalkiisa somaliland wax ka sheegin, horta taada hagaaji, hana isku dhererin qof iyo dad iyo dal 100 sano kaa horeeyay oo la yidhaahdo somaliland. mark my words….?

    Reply
  27. A. Musse June 23, 2013 at 3:05 pm

    Waan idin salaamay dhammaantiinba.
    Waxaa jirtay Dood ay wada yeesheen Abdulkadir Aroma iyo Dahir Calasow. Daahir wuxuu is lahaa waad la darajo siman tahay Aroma ee Dood wadaag la yeelo si sumcaddaadu kor ugu kacdo. Dahir wuxuu dhowr maalmood ka hor sii diyaarsaday wixi uu ku doodi lahaa iyo caddeymaha uu la imaan lahaa goobta.
    Sidi uu filayay arrin uma dhicin. Waxaa u caddaatay in uusan marna u soo dhowaan karin Aroma, ha noqoto xag garaad, waayo aragnimo iyo codkarnimo intaba. Caradi iyo ceebti maalintaas dooda ka raacday ayuusan ilaa iyo hadda Daahir ilaawin, madaxiisana weli ka guuxeysa. Wax badanna uu ka qoomameeyay inuu hor fariistay Nin abwaan ah oo aysan isku darajo ahayn.
    Maalintaas wixii ka dambeeyay colaaddi uu Daahir u qaaday Aroma ayuu weli u qabaa.
    Marka uu leeyahay ”Jawaab lagu dharbaaxay Abdulkadir Aroma” ku xumee ayuu ula jeedaa. Maadaama aadan qoraal iyo hadalba aanad uga aarsan karin meeshi kale ee aad ka soo gaarto kaga duul.
    Qoraalkan uu sheegayo DAAHIR iyo qoraalka uu qoray Aroma qoray bal is barbar dhiga. Kan Aroma uu qorayna waxaa ka muuqata qoraa khibrad leh inuu qoray, qoraalka kalena waxaad arkaysaa in arday dugsi dhexe dhigtaahi uu qoray.

    Doodi Dahir vs Aroma halkan ka dhageysta: http://www.youtube.com/watch?v=bvAXSpzwNG4

    Reply
  28. Abdi June 23, 2013 at 9:13 pm

    Hawiyaw waxaa idiin wanaagsan inaan sida somalida kale gudihiina wanaajisaan oo aad dad noqotaan markaasaad samaroon iyo prof smatar wax ka sheegi kartaan

    Reply
  29. Xasan June 23, 2013 at 9:29 pm

    Ninka labaxay WIIL HAWIYE waad edeb darantahay HAWIYE matihid waan ogahay
    Aniga ayaa HAWIYE weliba HABARGIDIR AH waad u geftey SAMAROON waa dad sharaf leh
    adiga oo ah majeerteen iska dhigaya HAWIYE ha ku qaraaban magaceenna nacaladi kugu dhacday.
    SAMAROON waa dad sharaf leh meeshaan kuma aflagaadeyn kartid waana ku ognahay
    marlabaad waxaan ka xaal marinayaa Samaroon khaladka uu geytey ninka magaceenna ku ciyaaraya waa nin aan u dhalan hawiye waayo hadduu hawiye yahay sidaa uma caaytameen waana nacas aan garaneyn sida wax loo qoro
    SAMAROON waxaan leeyahay xaal qaata oo ninkan ha u jawaabinina waayo in loo jawaabo ma mudna marlabaad waxaan ka xumahay in beel sharaf leh lacaayo
    wabilaahi towfiiq

    Reply
  30. Jibril Yonis June 24, 2013 at 7:15 am

    @xasan walaal waan kaa qabanaya xaalka nin afka xun le na ma matalo beelaha hawiye walaal pro samatar na nin qabiil iyo gobol lagu tilmaamo maaha ee waa nin qaran oo Somali oo dhan aqoonyahan u ah Mida kale hadu aaday dhul kii uu ku dhashay ee somaliland iyo SAMAROON wax dhib ah male oo dee aqoontiisa ayuu umadda somaliyeed uga faaidaynayaa meel kasta ha joogeene mar labaad xasanow nin wax Garad ah ayaad tahay somaliduna waxaa qabyaalada ku waalay waa lack of resources and absence of intellectual class marka hadii khayraad ka dalka la soo saaro iyo waliba dadka aqoonyahan ka ah reer waliba hogaamiyaan waa ay iska dhamaanaysaa qabyaaladan qudhun ka ah wa billa tawfiiq.

    Reply
  31. Wadani June 24, 2013 at 8:28 pm

    Asc dhamaan somalida manta waxa ceeb ah inay hawiye dadkale oo ka sharaf badan cayaaan oo aan ognahay sida dadkooda dhamaantii ugu daran yaysan yahay Aduunka sxbayaal inta aad siyaasad iyo dad iniga aqoon badan ku soo jeedaaan isku daya inaad hablihiina yurub iyo amerika gaalada kolab dhinaca u wataaan ee somali oo dhan ceeb u soo hooyay ilayn la odhan maayo oo gaal kuu garan maayo gabadhaas yaa waaye ma hawiyaa ee waxay ku dhahayaan waa somali markaaa walalayaal hawiye arinkaaa horta meel soo saara oo sharafta dumarkiina soo celiya markaaa somalida soo dhex gala oo la dooda thxz

    Reply
  32. puntlander July 2, 2013 at 2:50 am

    Waxa yaab leh’ in ay murnaan dad 22 sano dab ku dhex jiray. iyo nin intaas baraare ku jiray….. waxaan la yaaba reer muqdisho waxa ka qaldan war profku hadu tagay somali land soo ciidiisi ma ahan’ reer muqdisho hadii qof ka tago muqdisho waxa ay u arkaan” qabiilayste… nin ka muwaadinka ah waa ninka dadkiisa nabad kula noolaada” maanta xasan daahir ayad u mudaaharadaysan!!! samaroona hor u socod ayay raadin halkaas ayad kala joogtaan…… kala gobsan samaroon iyo hawiye saa qaabka ay u wada hadlayaan xata isu fiiri ” bal u fiirso waxa ay qorayaan inta profka dhaliilsan… mabda’oodu xata waxa uu ka duulayo ma garan karaaan… caqliga dadka qaar kiisna ma ahan mid dhaafsan 2012

    Reply
  33. liky July 12, 2013 at 9:07 pm

    Awalam kan magaca hawiye sitaa 2in buu mid yahay.1waa isaaq 2.amaa waa majerten samaron ka mazeyrsan hawiye waa sida dhulow biyo lagugu arag lagaana dhowr.hawiye isaga wax is dila laguna dhex dhergo isku leh majerten af qurmule gormarmad nazab noqotay madaxna noqotay ma 6dii bilod ee cabdi rashid baa kaana sowtaad rubada jartay adunka majerten yaa ka liita waa adiga hawiye so qadanayee shego nazabkaga hawiye wax macaayan mana in karan balze wey dilan dadka adigoo kale ah somali cod an hubno on an ka adagnahay mj aya kajira
    Kun raali samaroom ruufiyanimadi mj baa nazoo dhexgashaye.

    Reply
  34. Pingback: somali

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>