Chief Editor

Gabay Jawaaba: Ciddaad doonto ciirsee dagaal – Caawa ku dhawaaqa:-Nin caytamay caqliga baa nusoo Ceebi uma laabna-Warninyohow ciddaad sheegataan Laga cabsooneyne -adoo ciidan gaamurey lehbaa- Dumar ku ceyrsheene

Gabay Jawaaba: Ciddaad doonto ciirsee dagaal – Caawa ku dhawaaqa:-Nin caytamay caqliga baa nusoo Ceebi uma laabna-Warninyohow ciddaad sheegataan Laga cabsooneyne -adoo ciidan gaamurey lehbaa- Dumar ku ceyrsheene
Decrease Font Size Increase Font Size Text Size Print This Page

Gabay wuxuu Jawaab u yahay ninkii soo tirshay Guuroowgii Caayda iyo Calaacalka ee Abwaan hebelkaa Mantaan.

Caal waayga waa taad eheyd
Deyrtii lagu ciilay
Adoo cagacad waataad baxdoo
Caato socon waayey
Waataad cadowgii soomaaliyeed
Aad u carareysey
Cajalkii lagaa duubay baa
Caawa lahayaaye
Waadigii cagaha dhiigayoo
Dhuudhi ku cunaayey
War ceebtaada waatey arkeen
Caalamkoo idile

War soomaali calankeedu
Waa cirkoo kale
Cadkaagii adaa qaatayoo
Diidey cududiiye
Ceyriina adigaa ku leqay
Ceyshkii badankiiye
Wax caloosha kuu buuxikara
Ciid ayaa jira e
Sidii cadow ayaan kaaga dhicin
Waana kaaceline
Cudud iyo awoodaada keen
Ciidanka aad heyso
Hadiikale cayaar baad waddaa
Hadal carruureede

Nin caytamay caqliga baa nusoo
Ceebi uma laabna
Warninyohow ciddaad sheegataan
Laga cabsooneyne
adoo ciidan gaamurey lehbaa
Dumar ku ceyrsheene
Codadkaagiibaa duuban iyo
Ceebahaad tiriye
Cunto ruux ay qaadaad tohoo
Caada qaataahe
Cad laqaato maadlihid haddana
Ceyr ayaad tahaye
Daaroodka aad ciirsanee
Waad ku caasidaye
Eyekaad cadaawe u tahay
Wey ku cunayaane
Xaggeed caga dhigeysaa ninyohow
Carabku weynaadey.

Cayr iyo adaa sheegay iyo
Cudud ilaaheye
Cabsiiyiyo adaa taabtay iyo
Reer ciyowgiiye
Ceydiid adaan dhaafin iyo
Culumo diineede
Ceelgaabya cabudwaaq adaa
Caayey duhurkiiye

Colkaad sheegtay soo kici haddii
Cidi cabsooneydo.
Cududdii amxaarana uyeer
Kuwii kuu cideyjireba
Ciddaad doonto ciirsee dagaal
Caawa ku dhawaaqa.

War soomaali caan bey katahay
Caado xumidaadu
Ninwalaalki ceyriyey miyaa
Cidina soo aadi
Culimadii adaa iibsadoo
Diintii caasiyeye
Ciriiriga kolkii lagu gelshey
Miyaad isciil kaambin
Kuwaad cadowga siineysey miyaad
Maanta u cataawi.

Codkaagaa murtida lagu tirshaa
Lagu caddeeyaaye
Ceyn uu nin leeyahay maxaad
Siiqda uga ceyday
Hadii aadan codkaba keeni Karin
Cabirka suugaanta
Cajaladda warkaad geliseybaa
Kuugu filan ceebe
Madhurwaa ciyaa ruuxa kani
Waa calaacalaye
War hoy ciil bax caawaba haad
Ciidan kicineyso
Oomarkale ha ciilkaam binin
Rag waa kaan calaacaline.

24 Responses to Gabay Jawaaba: Ciddaad doonto ciirsee dagaal – Caawa ku dhawaaqa:-Nin caytamay caqliga baa nusoo Ceebi uma laabna-Warninyohow ciddaad sheegataan Laga cabsooneyne -adoo ciidan gaamurey lehbaa- Dumar ku ceyrsheene

  1. dhaashane June 18, 2013 at 8:43 am

    waliba waxan uraacinaa ninka loo jawaabay kana soo jeeda goboka bari iska wax kale faroolaha
    uu kadhigtay hogaanka bari soow tuu kaga baxay diinta islaamka isgoo xaflad furitan ka qud-
    beenaayo,hadaladiisa waxaa ka mid ahaa yaa idinku dhahay diinta islaamku weeydhantahay
    oo,anaa hada idiin sheegaayo ma dhamo subxaanalaah(madiintaa sheegeeysa taraafika l
    laaydh) & waxyaabo badan aan afkeeyga soo marin karin marlabaad waxaan leeyahay
    subxaanalaah dadkaa ayaad ka soojeedaan ee waxan idinleeyahay ku soo laabta diinta
    allena u,tooba keena

    Reply
  2. Hiiraan man June 18, 2013 at 9:20 am

    Kkkkkkkkkkkk

    war qabyaalada naga dhaafa

    oo aan la xisaabtano aduunka

    Reply
  3. socdaal June 18, 2013 at 11:21 am

    war dadoow aaqiradiina uturta nin caaytamay yaan dartiis cadaabta eebe loogu hoobanin

    Reply
  4. abdi risaaq shuuke June 18, 2013 at 11:44 am

    kkkkkkkkkkkkkkkk sxb daahir maah maah ayaa oraynaysa ama adkaysimo lahoow dabme ama afeef fore bro ninka aad ujawaabayso maistaahilo jawaabta aad siisay marka waxaana kutilmaami karaa umushiii foosha ilowday oo ninkiidi unaxayay tiri waxma tare haduu ilaawey haaf qayaame miyuu ilaaway sheekadii madurba oo aheed hade cararne cery miyaa yimid waxaa lees weydiiyay waxa laga cararay ayadoo ladaalay

    Reply
  5. gabar galgaduud June 18, 2013 at 12:23 pm

    daahiroow wad ujawabtay doqonka qabiildilaye anaa kufilane maad iidaysid majeerteen miliqle muran naagoodele mabu qalmo in nin ragah ujawaabo maxa yeelay nagaha kuwooda liita ayeey lameeljoogaane waxanookale haujawaabin sumcadada ayeey wax udhimayaane gabdhaha yaga yaryar ayaa kufilan doqonka majeertene kkkkkkkkkk

    Reply
  6. wiil bari June 18, 2013 at 12:52 pm

    nin ciil qaba wuxuu qoraa waxa aad halkaan ku qoraysid horaa waxaa loo yiri af nool hadal ma daayo, aniga ninka ii jawaabaya sow kii aan waranka ku hor mudan jiray Mahan, sow kuwii aan ku oran jiray Mahan ninka sarta saran waa sayidul amiir kan ciidda taaganna waa cabiidkiisa, kkkkkk illeen ceeb looma dhinto anoo bari ka imid baan hobyo kugu gumeesan jirayoo xoolahaaga iyo maxasaadaba xalaashadaye maxaa ii laaban oo aad rabtay inaan kugu sameeyo xoogaagiina gaalkacyo joogana waa aniga garooonka iyo labada koontarool ka mamnuucay oo sidii dameerihii jaan yar ku aruurshaye ciidan haddaad haysaan maad ka dirirtaan mise waxa ka danbeeyaad ogtihiin.

    Reply
  7. olol June 18, 2013 at 12:59 pm

    gabay iyo guuroow colaad ah waa waxa soomaalida dabka ku shiday ee colaada ka dhex qarxiyey gabaygo waa camal shaydaan haduu dadka isku dirayo umana baahna soomaaliya maanta af uraaye kastoo dadka isku dira

    Reply
  8. dulqaad June 18, 2013 at 1:23 pm

    illaaheey halaga baqo dadoow

    Reply
  9. shiino xoog June 18, 2013 at 2:14 pm

    asc. daahir waad mahadsan tahay . si fiican ayaad ugu jawaabtay-
    kaasoo kale dheggaha ayaa laga raaaca. waxaan soo xasuustay
    abwaan oran jiray geel macalin ibraahin. ilaahay jannadii ha ka
    waraabiyee. haddii ay isku dayaan waa looga sii dai doonaa – mj.
    waxba iskama celin karaan waa booto.ninkan gabayga furay xagge
    buu ku maqnaa xillgii taariikhdu qormaysay- ma jecel in dib
    loo laabt laakiin kan oo kale dhegaha aaa lagu dhuftaa. waxaanu
    u deynayaa jawaabtiisii mr daahio isagga ayaa ku fillan . khayre ayaan
    didn rejeenayaa.,

    Reply
  10. abshirokaare June 18, 2013 at 3:11 pm

    waaaw waa sas iyo siii laa mid ah dooqoni meel xun ayay kuu dhiimataa

    Reply
  11. omar isse June 18, 2013 at 3:55 pm

    waa gabay cajiib ah xaqiiqdii waanana ugu filan ninka dagaal u bisinbisyoonaa

    Reply
  12. alhaji June 18, 2013 at 7:37 pm

    waaaaw waaaw wil hoog dheh ina calasow ana waxan ku daraya gaad gaad ka moyee dagal nuguma gaadhane alow reer gumeedoow maxa gole ku ceebowdeen

    Reply
  13. layla awil germany June 18, 2013 at 8:02 pm

    Cashar wuu qabaa ninkii guurowga soo tiriyay, hadii Faroole oo ku faar ah ay moodeen Mr. Brack Obama Husein, ayagaa cirka roob ku reer Garoowe!

    Reply
  14. boqorka boqorada somalia iyo suldaankii hobyood June 18, 2013 at 8:21 pm

    adeeer hadaan u jawabo isma dhanta dhataqda is daba dhigatay hadal waxan ugu dhadhansiin lahaa dhawaqa rasaaseede , wata dhusada u taqaneen xabada marku hobyo idinku laynaye , mahadaad dad noqoteen markii bankii bandiiradleey laydinka soo celiyay , allahayow doqoni damiiir daranaah ileen abaal maleh oo hora nabi musa u habaaray ,,,, adeer dhar baaxo weydin sugaysaa ee hasugi waayinina ,,,,, dhulka dhagaxa ahna wa laydinku malasaya sida daamurta awlba madowgiina meel laga joogi wayaye …….adeer ilaahy u mahad naqa sharaf iyo karama majerteena gari maysaane sa ilaahy baan cawaan kawada dhigin sidiine…wax arxan loo galan matihiinn ….wasakh isma dhaanta ah baa tihiin…………..

    Reply
  15. Wiil hobyood June 18, 2013 at 10:57 pm

    @wiil bari iyo boqorka boqorada ninka raga ah waa kii jabkiisa qirta sidaasoo kale libintiisa cadaysta waa runtaa oo hobyo waad xukumi jirtay cali kenidiid suldaanbuu ka ahaa sidu kuyimidna waxay ahayd talyani ereteria joogay buu utagay kuna yiri ciidanka isi dhul iyo dad ban ku hayaye wuxuna ku soo daray oo soo siiyay adoon madmadaw oo qaar kamida firkoodii lahelayo sida cade muse iyo c.samada galan. lkn mid qiro 1 in asagii aaqirkii lagu qasbay inuu darbi jiif xamar kunoqdo 2 in maqaawiirtii majerteen maalin cad la is dulsaaray oon ka xusi karo godogode iyo gushaa 3 in galkacyo uu tiro ka 3goor kasaaray wiil xitaa waligii garbihisa la surin wax garaado ah (sigane) adigoo uu ku hogaaminayo c.lahi yusuf aqirkiina ku calaacalay ninku igama raganimo badnee waa iga tol wanaagsanyahay una habar wacatay sida cad daarodka kale 4 adoo xabahi ku raran inaan maalin cad ku diray oon ku quusiyay waa hadaadba caqli leedahay 5 iyo in xoolahaagii xoog lagu haysto aadna waxba kaqaban karin adigo tv yada iyo media taagan maalin kasta nin kula mid ahina xoolahagii haysto. Ninka raga ah meshii dhawr dibir kula dhacdo wuu kawareegaystaa lkn adigu waa soo tagantahay waxaana balan ah in sida siyaasada iyo arimaha somalia aad banaan jooga uga tahay laguugu dhameeyo ilaa yuumu diin

    Reply
  16. runsheegto June 18, 2013 at 11:13 pm

    kkkkkkkkkk,war maandhow hawiye ma dirsan haatan ka horoowe bal maradii huyucsaneyd iyo bustihii habacsanaa qaado oo inaad halyey leedihiin la hubsan doonee,intaa baa kuugu filan jawaab.hawiye weligii ha ku tashto inuu kabaha noo qaado ileen waa shaqadii uu ka dhaxley awoowayaashii fardo dhaqowna idiin dheeryahay.

    Reply
  17. ssc June 19, 2013 at 1:41 am

    aleelehe, qofka tiriyey gabaygan ceeb iyo dheg xumo waa iska fogeeyey
    waayo ninkaan sidii café man marba wax soo tuuraaya waa loo jawaabey
    war ninku muu soo badheedho meelahaa isidii uun aakhiroodkii geeraaraya
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Reply
  18. Wiil MUDUG June 19, 2013 at 4:46 am

    Gabay gaan kale dhagaysta gal youtube ka kuna qor gabaygii daymo bahale

    Reply
  19. mohamed June 19, 2013 at 4:52 am

    War sacad soo kii ogaadeen ahaa

    Reply
  20. Abdirahmaan June 19, 2013 at 5:25 am

    Daahir Calasoow waad og tahay tolkaa iyo soomali inuu dagaal iyo dhimasho ka daalay. Inaad dagaal cusub huriso waxaa kaaga filan intaad taqaaney oo caawa god ku hoyatay oo aakhiro hurudda, marka waa kuu caqli xumo inaad 21 Century adoo Yurub jooga aad waxaas iyo wax la mida qortid inaad wax baratid aad dadka wax qiimo leh u qori lahayd…Waxaan kugula talin lahaa ummadda sunta qabiilka ka daa…

    Wabillahi Towfiiq

    Reply
  21. cadde June 19, 2013 at 10:20 am

    daahir waxaa tahay geesi aan gaban dagaalka uu sheegay doqonka daarood afkaaga ayaa ugu filan dagaal ee sxb ilaahey ha kula jiro

    Reply
  22. fanah yare June 19, 2013 at 11:19 pm

    Ilaahay kabaqa oo iska daaya qabyaaladda.waxaa labada garab kuu saaran malaaig ku xisaabinaysa.dadka yaan la kala
    Fogayn waa walaalo.oo ilaahay ka baqa

    Reply
  23. wiil hargeisa June 22, 2013 at 7:57 am

    Horta ceyrku waa wada halyeey ciidan xoog badane

    Barqa cad dharaarahuu didshaa cadaw huleelshaaye

    Habar gidirta buu curad uyahoo cudud wadaagaane

    Hawiyaha dhamaanti cadceed leeysku soo celine

    Daarood xaguu carar ku tagi ceeb alla badiye

    Hahahahahahahahaha hargeisa darod kuma arki karee meeluu dago uraadsha wala qixinaya mar labaade

    Reply
  24. Seattle June 25, 2013 at 3:43 am

    Hawiye. Yaaa gabay baray kan hada am buraan buraanburbaaaa mise waaa sheeeeko. Kkkkkk. Sayidka. Aan sooo xasuustay. Ninkiii yiri sayidooow gabay aa I haaaaya. Kkkkkkk
    War hawiyow xishoooda abaaaraha. Markay dhaceeen waaa nagiiiii
    Qaaraaanka dal iyo dibadba ka. Keeneeee goormaaaa dhargaysaaaan oo xishoonaysaaaan kkkkkkkkk

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>