Chief Editor

Daawo Dahabshiil oo Website-kooda ka saaray Calanka Somalia

Daawo Dahabshiil oo Website-kooda ka saaray Calanka Somalia
Decrease Font Size Increase Font Size Text Size Print This Page

Shirkadda Dahabshiil Money Transfer ayaa Website-keeda ka saartay Calanka Jamhuuriyadda Somalia.
Website-ka Dahabshiil hadii aad booqatid waxay indhahaagu qabanayaan Liiska dalalka oo mid walba Calankooda la hordhigay laakiin Somalia waxay magaceeda u adeegsadeen Somaliregion ,waana ka saareen Calanka Somalia,Halkaan ka booqo ama hoos ka eeg Screen shoot-ka

Dahabshiil-somalia

Website-ka Dahabshiil marka aad gashid,waxaad doorataa dusha sare Select Country kadibna waxay indhahaagu qabanayaan United Kingdom ,oo ay ku xigto Somaliregion aan calan laheyn.

Shirkadaan Somalida u adeegto ,ee baaxada weyn maxaa ku qasbay inay Calanka quruxda badan ee Jamhuuriyadda Somalia ka saarto Webkeeda,kuna dhejiso Calamad Jibouti,Kenya iyo Uganda?

Sida muuqato Dahabshiil waxay ku milantay siyaasad,waana arrin aan la qaadan karin inay Jibouti Dal nimadeeda aqoonsato laakiin Jamhuuriyadda Somalia ugu yeerto Somaliregion.

Waxaan Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqi laheyn inay ka dhiidhiyaan in Somali republic loogu yeero Somaliregion.waana in Dowladda Jamhuuriyadda Somalia si deg dega tilaabo uga qaado Shirkadda Dahabshiil Money Transfer.

53 Responses to Daawo Dahabshiil oo Website-kooda ka saaray Calanka Somalia

  1. Sahal June 16, 2013 at 11:41 am

    Dahabshiil is terror-they give money to all alqaeda.just look Europnews.dk
    Terror bankrollers bombed for stiffing al-Shabaab

    Money Jihad 25 April 2013

    The Somali-based Dahabshiil money transfer company normally pays the terrorist group al-Shabaab half a million dollars annually, according to a new report from the Dutch-Somali Suna Times. This year, however, due to sagging business, Dahabshiil could only afford to offer al-Shabaab $100,000. Al-Shabaab threatened to attack the financial institution if payment wasn’t made in full, and followed through on the threat by bombing Dahabshiil’s offices in Mogadishu on April 2.http://europenews.dk/en/node/67015

    This version of events differs from the explanation by the bank and Reuters that the Dahabshiil was being threatened by al-Shabaab for working with international aid agencies.

    On its website, the Suna Times displays documents showing money transfers to the current emir of al-Shabaab. The documents came from whistle-blowers at a separate website called WaagaCusub. These reports may reinforce the claims of two East African musicians who say they have received death threats for singing about Dahabshiil’s role in financing terrorism (accusations which legal counsel for Dahabshiil has previously contacted Money Jihad to deny). (continue reading…)

    Reply
  2. Daauud Jaamac June 16, 2013 at 2:47 pm

    Xataa hadii ay dhacdo Wax lala yaabo ma aha, waayo Dshiil ma aha Somalia dalkiisa, ee dalkiisu waa Somaliland. Somalia waa maamulgoboleedka yar ee u dhexeeya Garoowe ilaa Kismaayo ee caalamku ictiraafsanyahay oo aanu jaarka nahay walaalahana nahay oo Dahabshiilna ka ganacsado. Markaa DShiil marka horaabuu qaldanaa hadii uu calanka Maamulgoboleedka Somalia website-kiisa geliyey. Somalia waa maamul goboleed la ictiraafay, waayo Jamhuuriyadii Somaalida (Somali republic) ee burburtay waxa abuuray labadii gobol ee Somalia iyo Somaliland, maadaama ay Somaliland ka baxdayna waxa ku hadhay gobolkii Somalia oo aqoonsi haysta, markii ninkii ay ku filan tahay ha u riyaaqo.

    Reply
  3. Abdi Nasir June 16, 2013 at 5:52 pm

    Dabshiil waxa uu uu dhurtay habarjeclo ee bal wakaase waxa hakusiiyaan\
    Somalia: Secret Dahabshiil documents of Al-Shabaab Finance

    The documents include the bank accounts of al-Shabab leader Ibrahim Jama Mead (Ibrahim al-Afghani) and former Emir Ahmed Godane as well as Muktar Robow and Hassan Dahir Aweys.

    MOGADISHU (Sunatimes)- Whistleblowing website WaagaCusub (New Dawn in Somali) has published hundreds of Dahabshiil financial and secret documents dating as far back as 2004.

    The website, founded by Somali investigative journalist, Dahir Alasow, has promised to release more damning documents in the near future.

    The new records were released just few hours after Paris-based Africa Intelligence said the largest money transfer company in Somalia was struggling to stay in business. As well as trying to cover its links to al Qaeda affiliated al-Shabab, the bank was recently forced to close most of its branches in central and southern Somalia due to lack of funds and security threats.

    The paper said following the 2nd April explosion outside its Mogadishu headquarters in the Bakara market, the funds transfer company closed more than 10 branches in Hiraan, Bay and Bakool regions.

    Furthermore, the Indigo Publications owned paper said Western intelligence were carefully monitoring the financial activities of the bank.

    Al Shabab has threatened to bomb Dahabshiil after the bank refused to pay its annual $500,000 support to the terror group due to Western pressure. The Hargeisa-based bank instead offered to secretly channel them $100,000, which al Shabab rejected.

    Now WaagaCusub says it has sufficient proof and documents supporting Dahabshiil’s financial links to the outlawed group.

    The documents include the bank accounts of al-Shabab leader Ibrahim Jama Mead (Ibrahim al-Afghani) and former Emir Ahmed Godane as well as Muktar Robow and Hassan Dahir Aweys.

    The files show that between 23 September 2010 and 11 of January 2013, the current Emir al-Afghani received USD$4,326,727.50 through his account in Dahabshiil.

    Reply
  4. jeele June 16, 2013 at 7:39 pm

    wa ain la xiraa xawalda dahashiil wa amid ka sahqeysa soomali diidnomo kala goyn iyo argagixiso

    Reply
  5. aden yare June 17, 2013 at 1:36 am

    scwrwb walaalayaal waxaan somalida kula talinlahaa ilaa dhiig shiil eey calankeena iyo magaca somaliya oo saxa eey ka soo celinayaa inaan nimankaas aan wax lacag ah laga dirsan ee la cadaadiyo lana tuso in an dreemeyno waxa qaladka ah oo eey wadaan.
    Aan somaliyeey arintaas u aragno meel ka dhac loo geystay magaceena iyo calankeena.

    wa bilaahi towfiiq

    Reply
  6. khadar June 17, 2013 at 1:36 pm

    shirkada dahabshiil waa shirkada ka li ee imika smalida udaagta

    Reply
  7. Malyuun Qasim June 18, 2013 at 5:00 am

    Warka bal aan hubsano ee yaan la degdegin..Somali hadaan nahay wax ma hubsano ee quraanka ayaaba lagu sheegey { Haddii Munaafuq idin yimaado oo war idin keeno hubsada …….. ,,,,,,,,,} . Laakiin aan is weydiinee waaga cusub keliya maxaa loogu soo qoraa xumaanta Dahabshiil ee kuwa kale u amaanaan,,, Timir laf baa ku jirta !!!! waxaase meesha taal in Dahabshiil lacag siiso Warbaahinta .
    Sikastaba Dahabshiil waa inay Calanka Somalia soo gelisaa website-kooda waana inay Somaliregion meesha ka tiraan kuna qoraan Somalia.
    Hadii sidaasi dhici weyso waxaa cad inay yihiin Somalidiid

    Reply
  8. MOHAMED IBRAHIM June 18, 2013 at 8:26 am

    WAAGA CUSUB,RUNTA WAXAY TAHAY,DAHABSHIIL WAA COMPANY CAALAMIYA,OO ISTARAATIJIYAD KU DHISAN AQOON DEDAAL IYO KARTI AYUU KU DHISAN YAHAY,IMINKANA WUXUU KU GUULAYSTAY INUU NOQDO XAWAALADA LABAAD EE ADUUNKA,AFTER WESTERN UNION,IMINKANA WAA, FIRST MONEY TRANSFER COMPANY IN WHOLE AFRICA MARKAY XAWAALAD NOQOTO,UMA SHAQEEYO SOMALI OO KELIYA EE WUXUU SERVE GAREEYAA DHAMAN MUJTAMACA ADUUNKA KU NOOL OO DHAN AYAA HADA ISTICMAALA CID WALIBA INTA AY DOONTO HAKA ISTICMAASHEE,MARKAAN SOMALINIMADA U SOO NOQONO WAA COMPANY SOMALIYED OO ASALKIISU SOMALI YAHAY WEATHER HE IS FROM SOMALILAND OR GARISA ,JIGJIGA,JBAUTI ,MUGDISHO,WAA COMPANY SOMALIYEED,
    MARKAA WAXAAN IDINKULA TALIN LAHAA QOLADA WEBSITE KAN WAX KU SOO QORAYSAA,KOR U QAADA FEKERKIINA OO MEELO KALE OO POSITIVE AH GELIYA,SIDA INAAD BULSHADA U SOO BANDHIGTAAN WAX WAX U FAAIDAYNAYA,THNKS TANI WAA FEKERKAYGA GAAR KA THANKS WAAGA CUSUB

    Reply
  9. asad June 18, 2013 at 8:46 am

    dahabshiil waa sharikad heer caalami ah oo aad u wayn waxaaana llaga leeyahay dalka jamuhuriyada ku taala geeska afrika ee somaliland waxaanay neceb tahay somaliland waayo dal aan delkeeda ahayn calankiisa inay isticmaaso may ahyn markaa hadiii dahab shiil ay calank asomalilaan ku dhajinwaydo shacaarkooda waa inay reer somaliland iska ilaaliyaan

    Reply
  10. jacfar June 18, 2013 at 10:22 am

    Baarlamaanka iyo Xukumadda waa inay Dahabshiil xiraan,tilaabana ka qaadaan

    Reply
  11. dhalfowayne June 18, 2013 at 10:39 am

    Dhiigshiil wuxuu isla guursaday laba hablood oo wada dhashay kaasi kheyr lagama sugayee waa in si deg dega loo xayiro dhaqaalahiisa

    Reply
  12. saalim geedoow ismalure June 18, 2013 at 10:45 am

    waxaan qabaa fikrad ah nin waliba waa qabiil soomaaliye runta hadaan ka hadalno aameey ku haboon tahay tahay qolo waliba xawaalad furatay somaaliye oo ah mid qabiili ah yaan la iska dhigin beeysaani iyo reer magaal iyo in markaas qabiilka oo kiyaalaha u dal saaran yahay qof waliba sooomali ahi Fadlan ku xawilo lacagtaada xawaalada qabilkada siiba laftada aa ka dhalatay tan kale dahab shiil iska hilmaama oo waxaa uuu ka dhashay somaali kuwa ugu caabud san qabiil oo ayagii soomaliland ahaa dhulka dhigooyaa maxaa ka falee ama u malaynaysaa adoo reer koonfur ah ama soomaali kale ah oo aadan ahayn isaakh marka adeerayaal waxba ha hurdinana ee xawaalad qabiil walibaa iyo laf walibaa ha furato oo soomaali ah nin waliba tan tolkiis haku darsado aduunka dharka iyo tiknooloojiyada fashion u ah soomalida waxaa fashion u ah qabiilka mana ka dhamaanayo ee cidna yaysan cid kale aaminin viva qabiil iyo aamul goboleed dowladnimo god dheer ku dhacday iyo qaranimo taas waxaa kaaga cad shirkada dahabshiil iyo soomali diidnimo iyo qabiil Mahad sanidiin

    Reply
  13. kuusoow June 18, 2013 at 10:56 am

    Waagcusub,sawirka faroole oo uur leh maxaad ka wadaa,dahbshiil hanoo dambeeyeee.

    Reply
  14. Hiiraan man June 18, 2013 at 12:04 pm

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    war maa leska daayo qabiilkan

    Reply
  15. Axmed June 18, 2013 at 12:49 pm

    Xaasid ayaad tahay waagacusub.Waxaaad cadaysatay cayda Dr Samatar,Faroole iyo dahabshiil.
    Calan Somaliyeed,inaad ka hadyaso maad ka hadashid guryaha dadka somaliyed ee ay Hawiye haystaan.

    Munaafaqbaad tahay.Calanka Somaliyeed dahabshiil maad ka xigtaa.Haduu doono wuu sudhi haduu doonona wu ka saari.Adiga calanka ma cidbaad ka xigtaa?

    Xishoodka baro oo dadka amaansii.

    Reply
  16. yusuf June 18, 2013 at 1:44 pm

    somali region waa dhul jira hadaydaan garanayn malaha marada buluuga ah iyo xamar uunbaad somalinimada u taqaanaane. somali region of ethiopia ( dawlad deegaanka somalida ethiopia) waa mid ka mida 5 ta dal soomaliyeed ee ay dahabshiil u adeegto.

    dahahbshiil waa shirkada ugu shaqo abuurka badan geyiga somalida yada iyo shirkada 571, uguna cashuur bixinta badan uguna samafalka badan, waa shirkad ganacsi adeegeedu ninkii uu qanciyaw adeegso kii kalawna iska daa.

    ogaw ganacsigu sidiisaba waa xirfad dahabshiil wuu ogyahay in shirkadiisa ay jiraan gobolo dhan oo been looga faafiyey am hab qabiilba ku nacay every gobol kasta oo dahabshiil laga nacay wuxu u samaystay proxy company uu isagu leeyahay laakiin uu hogaan uga dhigay dad ka caana deegaanka uu targetkiisu yahay.

    maangaabka oo dhan wuxu isleeyahay shirkadan qabiilkaaga ayaa leh ee ka dirso ma oga inuu dahabshiil uun isticmaalayo kkkkkkkkk. calasaw laftiisaa shirkadahaa xayeysiiya isagoo isleh dabashiil kuxumee kkkk miyaanu ahayn nin laftiisu si indirect ah reer dahabshiil ugu shaqaynsya lacagtu waa awood !

    Reply
  17. yusuf June 18, 2013 at 1:59 pm

    i give u one example shirkada isgaadhsiinta hormuud somaliland lagama ogola inay magaca hormuud kaga shaqayso sobabo siyaasadeed dartood oo waatan 2 da dal kala go,een.

    mulkiilaha hormuud wuxu samaystay proxy comapnay la yidhaa telesom wuxuuna bixiyey share weyn oo uu siiyey ganscsato reer somaliland ah. maaanta telesom waa shirkada ugu weyn somaliland xaga isgaadhsiinta waxaana iskaleh ganacsade hawiye ah.

    Reply
  18. xawo June 18, 2013 at 2:07 pm

    Dhiigshiil ama Dahabshiil maanta ayuu is qaawiyay aleeylahe,ileen godobeey kuma galo,walaahi waa yaab,waxaanse ugu baaqayaa shacabka Soomaaliyeed inay si wadajira uga hortagaan dadka aad uga xanuunsanaya in jiritaanka Somalia la dafaro

    Reply
  19. A/RAHMAN H NUR OSMAN June 18, 2013 at 2:38 pm

    Horta waxaan la yaabay doqonka isku magacaaba daahir calasow, ee basaaska ah maxaa daba dhigay Dahabshiil miyaanu ogayn in xiligii Abaaraha dahabshiil u soo gurmaday dadkiisa.
    isna waxba ka siin waayay lacagtii baasaasnimada u ku soo qaatay in uu dadka basaaso.

    waar runta wax ku sheega ayaad wayday ee adeer caga dhigo bilaashbaad layga u cabaysaaye.

    Reply
  20. cadeeye June 18, 2013 at 3:09 pm

    asc waxuu sheegayo waaga cusub waa rubn nimankaan waa in leyska qabtaa

    Reply
  21. cadeeye June 18, 2013 at 3:15 pm

    ragaan dahabshiil waa ragii alshaab maalgalshay yaan lacag lagudirsan reer koofurow waa iga digniin plz aada meelha kale sida juba olmpic ku dirsada yaan leydin dhicin maantana waxey keeneen in ee kasaaran calankii buluuga aah website kooda iska jira dahabshiil waa qabiil dahabshiil waa qolo qarandumis ah dahabshiil waa qolo qowleysata ah dahabshiil waa qolo qiyaana badan iska jir lacagtaad haku dirsan ee ku dirso meel aad faa,iido ka heleso oo dalkaadi dib u dhiseeso sida xawalada towfiiq exprees iyo juba olmpic bakaal najma sidaas ayaan isku ognahay

    Reply
  22. Kh.i June 18, 2013 at 3:59 pm

    Asc. Dahabshiil is terror Company,Somali gov must shut down

    Reply
  23. samadoon soomaalidoon June 18, 2013 at 4:05 pm

    dahabshiil waa ku qaldanyahay talaabadaan uu qaaday waxaann filaa inuu arrintaan u sameeyay cadaadis kaga yimi xagga walaalaha woqooyi ee la baxay somaliland sababtoo ah cabdiirashiid waa nin ganacsade ah howl wanaagsanna umadda soomaliyeed u haya meel walboo ey joogan lakin ma ahan inuu ku milmo siyaasadda ganacsigiisa ha ka wato somalia waa wadan la yaqaanno oo kamida international community oo calan iyo kharidad la yaqaan leh ma ahan in laga dhigo ama jeclaaw ama ha jeclaan waa fact so waa inuu dahabshiil taa ku xisaabtamaa

    Reply
  24. Khadi June 18, 2013 at 5:23 pm

    Aniga waxaan qabaa in la xiiro adahiirna halyeey!

    Reply
  25. Dr.Omar Adan June 18, 2013 at 5:41 pm

    Dahabshiil qiyaaano qaran ayey gashey waa in tilaabo deg deg ah laga qadaaa .. maxaa yeeley astaanta qaranka soomaaliyeed ayey meel uga dhacdey waxaan kula talina dowlada iney marka hore xafiisyadeeda somaliya la xero kadibna aduunka la xero oo badelkeeda shirkad dowladu leedahey oo qaran lagu bedelo Thanks

    Reply
  26. RAXMA June 18, 2013 at 5:52 pm

    HOW DAHABSHIIL SENTS MONEY TO AL-QAEDA IN SOMALIA?

    The General Director of Dahabshiil in Kenya Keyse Hassan Jama Madoobe and his deputy Hassan Gedi send to Somalia Kat and then the leaders of Al Qaeda receive the money this way.

    Both of the principles of Dahabshiil Company in Kenya are from the same sub-clan of Ahmed Abdi Aw-Mohamud Godane and Ibrahim Haji Jama Mead who are the leaders of Al Qaeda in Somalia.

    WHAT DOES THE KENYAN GOVENMNT KNOW THE AL-QAEDA BANK IN NAIROBI WHO SENDS MONEY IN SOMALIA?

    The security troops of Nairobi enter a Dahabshiil center in 7 Street twice a week but they receive money from the company constantly.

    Kenya is one of the frontline countries of corruption in horn of Africa but its amazing that Al-Qaeda company sends money into Somalia per months as well as it remits much money for UNDP, WFP and WHO.

    Reply
  27. Mumtaaz June 18, 2013 at 7:24 pm

    !!!shaqsiganacsadaa ayaan unaqaanaa ee kadaa xayeeysiinta saan oodhan CID ugumashquulsan majirto
    Bro dahabshiil aad ayaad ogahadashaa Lkn hailoobin inee tahay xawaalad AMA dukaan ninleeyahay

    Reply
  28. Wiil-isaaq June 18, 2013 at 7:27 pm

    KKKKK waa wax lagu qosdlo waagacusb waayo Ninkii haberjeclo aheyn waa laangaab midbaa mesha samaroon ku soo qortay way meel naga fadhiso isaqa aad shegeyso waa HABER JECLO
    only

    Reply
  29. dulmidiid June 18, 2013 at 7:34 pm

    Dahabshiil xor bay u tahay webkeeda waxay doontey ku qori kartaa adigana sow ma ogid in somalida la yaban tahay wixii idinka dhexeya adiga iyo dahabshiil inaa u adeegsan inaa somalida kusoo jeedisid adiga habar gidir baa kala sartaa oo u kala hilisaa dahabshiilna waa dacaayadeysaa

    Reply
  30. adan June 18, 2013 at 7:50 pm

    ujeedada ay ooga saareen waa xafiisyadaada hala xiro si masaakiinta lacagta u taalo u dhacaan eedana dawlada ay saaraan xafiisyadii baa dawlada nag xirtey maraca macaamiisha lacagta u taalo halkala baxaan albaabada ayaa loo xiri doonoo mudo gaaban ayaadna haysataan dawladana ha eedina arintoodaa hada loo fadhiyaa si day uGu sii shaqayn laheed somlaaiya

    Reply
  31. amal June 18, 2013 at 9:24 pm

    walaalayaal iidoor hadey calankii soomaaliya diideen LUUQADA SOOMAALIGANA HANOODAAYAAN OO AFKALE OO AYKU HADLAAN HASAMAYSTAAN CALANKA IYO AFKU MAKALAHARAAN
    DHIIG SHIILNA LACAG DAME KADIRSAN MAYNO REER LODON OO DHANA WAA IN AAN ISU SHEEGNO BYYYYYYYYYYYYYYYYYY

    Reply
  32. boorama girl June 18, 2013 at 10:04 pm

    Dahabshiil jirr oo noo joog , waa shirkad reer somaliland leeyahiin , markaa ilahay ha u gargaaro siday soomalida oo dhan ugu gargaartay markii abarahu ka dhaceen koonfur somalia gaar ahaan muqdisho ,

    dahabshiil iyo turkigaba ilahay ha u gargaro amin ,

    Reply
  33. boorama girl June 18, 2013 at 10:09 pm

    DAAHIR CALASOOW ISKU KHAJIL !!!!

    Reply
  34. warda June 18, 2013 at 11:13 pm

    Hada ka hor mudo laga joogo 4 sano ayaa waxan tagay dukaan cunooyinka xalaasha lagu gado dahabshiilna ku leh xawaalad lacagaha laga diro ninka joogayna waxa u ahaa isaaq habar jeclo ah waxa miiska u saarnaa laba calan calanka qaranka soomaaliyeed iyo midka ay sameysteen beesha isaaq wuxuu sameyey midkii soomaaliweyn intuu hoos mariyey ayuu kii isaaq dusha ka saaray ama waa ku dul muday markasaan intaan kala saaray oo calankii qaranka dusha mariyey ayaan waxa iri maxaa kugu kalifay in aad hoos mariso calankaan xatee hadii aad necban tahay maxaa keenay dukaankaaga markaas u si kaftan ah hadalkii ka dhigay waligayna lacag kama dirsado cuno danbane kama gadan oo dukaamada muslimka kale ayaan tagaa calakuli xaal ani waxay ila tahay qofkii in yar oo wadaniyada leh ee jecel calankiisa una damqanaayo qaranimada soomaaliyeed in u dahabshiil wax ba ku dirsan xawaaladahana way badan yahiin sababtoo ah dahabshiil asagaa ayaa no baahan anaga uma baahnin koofurta soomaaliya sanadkii lacagaha laga diro dagabshiil 5 bilyan ayaa lagu qiyaasay ninkaas marna naga faa’idaaya marna alshabaab nagu soo hubeynaayo waa cadowgeena xatee hada baryahaan ay ku socoto baaritaan xawaalada Kaah Express oo ayaga xatee dacmiya ama dhaqaale siiya axmed madoobe oo wadanka raba in u hoos geeyo kukuyada haday baritaankaas socadaatana Kaah Express iyadana naga dhimatay

    Reply
  35. khaatumo woman June 18, 2013 at 11:16 pm

    dhiigshiil wa ninka maamulka SNM ee kala goynta qaranka somaliyed dhaqalaha ugu badan ee ukaga tajirey somalida ka shaqeeya dagaalki KALSHAALE beshisana hub badan ugu gadey lacagna ku bixiya sidi beeshisu u qadan laheyd dhulka belaha kale waqooyi ama reer khaatumo marka wa qaran diid

    Reply
  36. ogaden June 19, 2013 at 12:21 am

    Somalia: Secret Dahabshiil documents of Al-Shabaab Finance

    The documents include the bank accounts of al-Shabab leader Ibrahim Jama Mead (Ibrahim al-Afghani) and former Emir Ahmed Godane as well as Muktar Robow and Hassan Dahir Aweys.

    MOGADISHU (Sunatimes)- Whistleblowing website WaagaCusub (New Dawn in Somali) has published hundreds of Dahabshiil financial and secret documents dating as far back as 2004.

    The website, founded by Somali investigative journalist, Dahir Alasow, has promised to release more damning documents in the near future.

    The new records were released just few hours after Paris-based Africa Intelligence said the largest money transfer company in Somalia was struggling to stay in business. As well as trying to cover its links to al Qaeda affiliated al-Shabab, the bank was recently forced to close most of its branches in central and southern Somalia due to lack of funds and security threats.

    The paper said following the 2nd April explosion outside its Mogadishu headquarters in the Bakara market, the funds transfer company closed more than 10 branches in Hiraan, Bay and Bakool regions.

    Furthermore, the Indigo Publications owned paper said Western intelligence were carefully monitoring the financial activities of the bank.

    Al Shabab has threatened to bomb Dahabshiil after the bank refused to pay its annual $500,000 support to the terror group due to Western pressure. The Hargeisa-based bank instead offered to secretly channel them $100,000, which al Shabab rejected.

    Now WaagaCusub says it has sufficient proof and documents supporting Dahabshiil’s financial links to the outlawed group.

    The documents include the bank accounts of al-Shabab leader Ibrahim Jama Mead (Ibrahim al-Afghani) and former Emir Ahmed Godane as well as Muktar Robow and Hassan Dahir Aweys.

    The files show that between 23 September 2010 and 11 of January 2013, the current Emir al-Afghani received USD$4,326,727.50 through his account in Dahabshiil.

    Similarly, Ahmed Abdi Aw-Mohamud (Ahmed Godane aka Abu Zubeir) received over USD$4, 415, 411 from 31 September 2004 to 3 January 2013 of this year.

    The website has said it will release more cables on the financial history and activities of the payment firm.

    Meanwhile, investors and remittance receivers have been rushing to Dahabshiil branches to withdraw their funds since the April explosion. Many said they fear for their own safety security scare while others are worried that Western governments might close down the bank.

    Dahabshiil has been trying to silence the Somali media for many years in an effort to conceal its financial activities and materials. It has on several occasions taken Dahir Alasow to criminal courts while threatening many with lawsuits.

    In July 2012 it made international headlines when Anonymous hacked into their databases publishing thousands of account numbers, names and details online thousands of account numbers, names and details online.

    The hack activist group accused Dahabshiil of aiding Somalia’s al Shabab.

    Reply
  37. kuusow June 19, 2013 at 12:41 am

    bad publicity is still publicity,bad publicity is still publicity,bad publicity is still publicity,bad publicity is still publicity,bad publicity is still publicity,bad publicity is still publicity,bad publicity is still publicity.

    Reply
  38. suleiman June 19, 2013 at 4:29 am

    Dahab shiil waa shirkad caalami ah oo u adeegta Bulshada Dan yarta ah ee ay dishoodeen
    dagaalada iyo damiir laawayaashu haddii ay dawladda somalia doonayso inay xirtana
    Dahab shiil khasaare kuma qabo ee ummadda jilicdasan ayaa dhibaatadu taabanaysaa.
    Waxaan jeclaan lahaa in Mr. Calasow uu inoo sheego dhibaatada dhex taal isaga iyo shirkadda Dahab shiil .

    Reply
  39. ali dhuux June 19, 2013 at 5:41 am

    dahab shiil Somali waxuu ugeysto ama dhibaateeyo ayaa kabadan waxuu taro markaas waa in laga fiirsado, waana cadaatay xumaanta uu Somali uqabo in uu meeshaba kasaaro calankii buluuga ahaa, siyaasad iyo ganacsina meel mawada galaan ,markaas waa in somalidu talaabo cad ka qaadaa, yuu dhaqaalaha kasameeyey , Somali la,aanteed miyuu samaynlahaa, waa in meel loogasoo haraa, wuu ismahadiyey, malin walba waxuu geystaa intaas oo dhibaato ah, oo kuhayo umada soomaaliyeed ee dhibku daashadey

    Reply
  40. cadde June 19, 2013 at 8:10 am

    Laga bilaabo maanta waa in aan kadirsanaa lacagaha xawaladaha kale oo ay leeyihiin somalida. Kuwaas oo kufaana somalinimadooda. Markay arkan in laga joojiyay dirsaahada ayagaa dib ukeeni doona calanka somalia

    Reply
  41. caad June 19, 2013 at 8:23 am

    saaxiibayaal magaca shirkada habedeli ninamagaca shirkadu waa dhiig shiil

    Reply
  42. caad June 19, 2013 at 8:25 am

    saaxiibayaal magaca shirkada habedeli nina magaca shirkadu waa dhiig shiil mahad sanidin

    Reply
  43. warsame June 19, 2013 at 8:26 am

    daahir culusow dahyabshiil wadxba yeeli kari mayside adigu uun godob hasamaysan barakaadna shilimaadka ay kusiiso wadxay sababaysaa in telesom lanaco marka lagu arko xayasiiskaaga waayo waa layaqaana ninka habar gidir ee leh hormuud inuu leeyahay dhamaan:
    hormuud 061
    golis 062
    telesom 061
    hadaad qabiil iyo laaluush doon mudo dheer dhabshii uga dabo qqaylinaysaywaxbana aad kaqaadi wayday ilayn (xaasid maa yaflax ayaa layidhiye )ogow in swhirkadaha habar gidir somaliland kashaqeeyaan (doqoni nxinbay taqaan xisaab mataqaan ayaa layidhi) hadad leedahay muxuu ninka isaaq dhulka habar gir uga shaqaqysanayaa deeadeer ganacsgu waa xor oo shirkadaha habar gidirba somaliland way kashaqeeyaan waaqna la ogyahay inaad tahay qof daciifaq oo meesha uu wax ku qor qoro waxan ahayn hebelbaa lacaqg helaye xaguu kahelay aan aqoonogow ilaahay ayaa lacagta bxiya.

    Reply
  44. abdi- June 19, 2013 at 8:56 am

    asc wr wb aniga waxan qaba dahabshiil in eetahay xawaalad somliyeet

    Reply
  45. SHARKA XAAJI June 19, 2013 at 9:15 am

    WALAAL DAHABSHIIL AWALMA UMADA SOOMAALIYEED UMA ADEEGI JIRIN EE WAA AY XASUUQI JIRTAY WAXA AY KA DHIGTAY KUWA AY XASUUQDO OO GUMACA KU BAABI;ISO IYO KUWA AY BAAHI IYO MACLUUL U DISHAY IYO KUWA KALE EE SOO HARAY OO AH KUWA AY U HANDADAY OO NAFTOODII LA BAXSADAY MARKA DAHABDHIIL MANA MUDNA IN LOOGU YEERO EE WAA DHIIGSHIIL DHIIGA SHACABKA SOOMAALIYEED DHIILATAY WAXAAN DHIHI LAHAA DOWLADA SOOMAALIYEED TILAABO AAN HOREY LOO ARAG HA KA QAADO WAANA RAJEYNEYNAA INSHA ALLAAH TILAABO SHARCIGA WAAFAQSAN IN AY KA QAADI DOONTO DOWLADA SOOMAALIYEED DAHABSHIIL DOWLADA UMA TALISO EE WAA LOO TALIYAA DAHABSHIIL DHIIGSHIIL. WAANA MAHADSAN TIHIIN DHAMAAN UMA SOOMAALIYEED INTA MIDNIMADA IYO DAMIIRKA SOOMAALINIMO KU JIRTO

    Reply
  46. Maxmed xandulle June 19, 2013 at 9:29 am

    FADLAN YAA WAX LACAG AH LAGA DIRSAN SHIRKADA DAHABSHIIL.

    HORUMARKA DALKEENA SHIRKADAAN AYAA KU FADHIDA OO DIIDAN. SIDOO KALE WAXEY KA SHAQEYAAN INAY SOOMAALIYA WELIGEED AYSAN HORUMAR GAARIN MAXAA YEELAY AYAGA DAN UGUMA JIRTO INAY WADANKA LOO SAMEEYO SHARCIYO IYO TAX-SYSTEM.

    FADLAN FADLAN KU DIRSADA LACAGIHIIN XAWAALADA KALE EE WADANKU LEEYAHAY.

    Reply
  47. MOHAMED IBRAHIM June 19, 2013 at 10:15 am

    S.C WALA WAYNEY,RUNTA ISU SHEEGA,IDINKU WAKHTIGIINII DHAMAAMARA BULUUG IYO DAHABSHIIL AYAAD KU LUMISEEN,WAXAAN LA HADLAYAA SOMALIDA KOONFUREED,MAXAAD ISAGA DHIGAYSAAN DAD WADANIYA,OO CALANKOODA IYO DALKOODA JECEL,ONE SINGLE PERSON WADANI AHI IDINKUMA JIRO WALALHAY,HADUU IDINKU JIRO WADANKIINA AYAAD HAGAAJISAN LAHAYDEEN,SIDA SOMALILAND U NIDAAMISAY WADANKEEDA,UNA JECESHAHAY CALANKEEDA,EE 500 EE HEESOOD EE WADANIGA AH AY UGU QAADEEN CALANKOODA,FIRST OF ALL,INTAY DAAN CID KALE WAX KA SHEEGEEN OO AY DAAN ISKA DHIGIN DAD WADANIYA HORTA MARADAN BULUUGA AH DAACAD U NOQDO OO SI DHAB U JECLAADA,MARKAA CIDII WAX KA SHEEGTA KU QABSADA, MID NA OGAADA,DAHABSHIILNA SOMALI KELIYA UMA SHAQEEYO IMINKA EE MALAAYIIN CUSTOMER’S AH OO NON SOMALIS AH AYUU LEEYAHAY, U HAVE TO LEARN TO BE NATIONALIST,THAN TALK ABOUT OTHER’S AFFAIRS,SOMALILAND WAA HOLLY COUNTRY,LIKE MEKKA AND MADINA,

    Reply
  48. farah dahabshiil June 19, 2013 at 11:33 am

    waxaan u shaqeynayeey shirkadaan mudo waxaan u soo joogay runtii dhacdooyin fara badan waana la i yaqaan oo been maaha taas umana hadlaayo shaqada ayaad ka tagtay ee waxaan u hadalayaa in umadda somaliyeed ay maanta aragtay waxa jira oo dhabtaa waxan u soo joogay ayadoo alshabaab ay way diisay shirakada lacago badan opo gaaraya 2milyan oo dollar oo shaqaalaha iyo masuuliyiintu la hadleen madaxda shirakada dabeedna la siiyey lacagtii oo dagaalo lagu galay dad fara badan ku dhinteen marka waa dhibaato lacagtaan calankii iyo magacii lagu sameeyey in maanta la inkiro dawalada soomaliya waa inay wax ka qabataa labo cadow oo somaliya dhibaato ku haya waa faroole iyo dahabshiil lacagaha laga soo diro dekada basooso ayaa xamar laga qaataa waana cadahay midaas oo cid diidi karta ma jirto waaa inay dadkaasi neceb u qabaan somaliada muqdisho degan

    Reply
  49. c/risaaaq June 19, 2013 at 4:40 pm

    asalaama calaykum maaha wax cusub oo hada bilawday lakin dahabshiil reerkay tahay u shaqaysaa iyaguna somali ma rabaan isna taasuu muujistay waana taageeraha ugu weyn argagaxisada lacagaha ugu deeqa ama qaylada iska daaya soomaaliyeey ama lacagihiina kadaasta hadii qabiilkiisu uu ku filan yahay ha arkee hadana sheekadiisu kaw ma ahah lakin in badan oo idinka mida haday dareentay shabaab somali land ayaa laga soo diraa lagana taageeraa markaa maamuladiina ku booriya inay xihaan dhiig miiratada wajiga bedelata

    Reply
  50. Anas ibraahim June 19, 2013 at 8:33 pm

    shirkada isku shegta in ay tahay shirkad u shaqaysa ummada somaliyeed anigu waxaan dhihi laha waxau maalgalisaa oo ay dhaqalaha ugu badan sisaa ururka argagaxisada ah ee alshaban ama afduubta . ummada soomaliyed waxaan oranaya lacagihiina ha ku dirsanina meel kasta oo ad jogtan dunida. lacagtiinana ku dirsada xawaladadaha xalaasha ah ee an la shaqayna argagaxisada ..

    Reply
  51. jk June 20, 2013 at 2:44 am

    KUWII SOOMAALIYA BURBURIYAY OO MAANTA CALAN U DOODAAY CAJIIB MA’AANAN FAHMIN DAAHIR CALASOW OO DAHABSHIIL KU EEDEENAYA CALANKA SOOMAALIYA AY WEBPAGE_KEEDA KA SAARTAY. WADANKII SOOMAALIYA LA ORAN JIRAY IDINKAA DAAHIROW BURBURIYAY MARKA HALA YAABIN DAHABSHIIL HADDII AY ISKA SAARTAY CALAN AAD IDINKA QAYB KA TIHIIN ILEEN IDINKA AA U SABAB AH IN LA NACO CALANKA SOOMAALIYA. MAANTA AAD WELI ISKUULADII IYO GURYIHII DOWLADA DEGAN TIHIIN HADALBA KUUMA BANAANA.

    Reply
  52. Daljir June 22, 2013 at 1:38 pm

    Diigshiil Awalba wuxuu ku mashquul Sanaa taaquleenta burcadka godane ee waa in Aan ka tashanaa oo laga mamnuucaa dhamaan Somalia ha dhigan Hana ku dirsan dhiig shiil. Waa maato lays.

    Reply
  53. zizo June 30, 2013 at 4:25 pm

    ha cawryin dahab shiil ee shaqo doono waaga cusub waxa akhrista dadka xaasidiinta ah dadka kale waa hadhwanaagneews iyo shebekad caalamiya

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>